Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay wareysiga walaal labaad oo ka mid ah raggii fuliyay weerarkii taariikhda galay ee ka dhawaan ka dhacay hoteel Ambasaddor ee magaalada Muqdisho.
Cabdi Rizaaq Mucalim Muxamed oo gudaha Mujaahidiinta looga yaqaana Maxmuud Mucalim Muxamed waxa uu ka mid aha raggii fuliyay weerarkii Hoteel Ambasaddoor islamarkaana hoteelka maamulayay inka badan 16 saac oo xiriir ah.
Maxamuud Allaah Shahaadadiisa haka aqbalo waxa uu wareysi uu siiyay Idaacada Islaamiga ah ee Andalus intii uu ku jiray diyaargarowgii ugu dambeeyay ee weerarka waxa uu si aad ah ula dardaarmay Mujaahidiinta iyo guud ahaan dadka Muslimiinta.
Sidoo kale walaalkan waxa uu fariin adag u diray Kufaarta iyo Murtadiinta isagoona xusay iney la kulmidoonaan weeraro joogta ah oo kaga imaanaya dhanka Mujaahidiinta.
Halkan Ka Dhageyso Wareysiga Muxamuud Mucalim Muxamed.
Calamada.com
wuxuu ahaaay wiil guray gaalo isdabajoog ahi
wuxuu ahaay ninfufary aduunyo tageyse
wuxuu ahaaay gaalnecb jeclaaaday nabigii losodiraye
waliywaw jandii nimcesneed wajigooda ka muujiye
waxan codsi udirayaa wlaalahayga andalus
waraysiyada iny ino soo dhamestiraane
wlaalahy wiligiin cizzi kunoolada