Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay wareysi qayim ah oo idaacada ay la yeelatay mid ka mid ah walaalihii fuliyay weerarkii taariikhda galay ee lagu qaaday hoteel Naasa Habdlood ee magaalada Muqdisho.
Walaalkan oo lagu magacaaba Sharmaarke Axmed Sheekh Xuseen oo gudaha Mujaahidiinta looga yaqaana Cabdi rashiid ayaa ka mid ah raggii fuliyay weerarka lagu qaaday hoteel Naasa Hablood kaasi oo lagu dilay saraakiil ka tirsan Murtadiinta.
Walaalkan Istish-haadiga ah ayaa dadka Muslimiinta kaga tagay dardaaran qayim ah’isagoona kula dardaarmay in lasii wada dagaalka jihaadka ee lagu difaacayo ku dhaqanka Shareecada Islaamka.
Sidoo kale walaalkan waxa uu fariin adag u diray Kufaarta iyo Murtadiinta’isagoona ku celceliyay iney ka dambeeyaan rag u ooman daadinta dhiiga Kufaarta iyo Murtadiinta.
Halkan Ka Dhageyso Wareysiga Walaalka Sharmaarke.
Calamada.com