Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa habeenkii xalay baahisay barnaamij gaar ah oo ay kusoo gudbisay wareysiyo ay la yeelatay labadii Walaal ee kala fuliyay camaliyaatkii Istish-haadiga ee maalmo ka hor lagu weeraray Isbaarada Siinka dheer ee duleedka Magaalada Muqdisho iyo xarun ciidan oo ku taala degmada Xamar Jajab gaar ahaan kasoo horjeedka dekeda weyn ee Muqdisho.
Labadan Mujaahid ayaa lagu kala magacaabaa Aadan Cabdullaahi iyo Khaalid Xuseen Muxamed oo ku magac dheeraa Garaad’iyadoona labadan walaal dardaarano qayim ah ay kaga tageen dadka Muslimiinta.
Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka Gaarka Ah.
Calamada.com