Dhageyso Wariyaha Andalus Oo Kasoo Dhex Waramaya Degmada Ceelbuur.

Sida aan wararkeenii hore ku sheegnay waxa magaalada Ceelbuur ku laabtay dadwaynihii magaalada ee saddexda sano ka maqnaa intii Axmaaradu joogtay, dadka shalay magaalada gudaha u galay waxa ka mid ahaa wariyayaal ka tirsan idaacadda Andalus.

Hadaba halkan hoose ka dhageyso wariye Faysal Xasan Cali oo noo sawiraya muuqaalka magaalada Ceelbuur  ay uga tageen Axmaaradu.

Dhageyso Warbixinta Andalus.

Comments are closed.