Dhageyso Weerar Khasaara Culus Lagu Gaarsiiyay Ciidamada Kenya.

Weerar dhabba galka ah oo khasaara culus lagu gaarsiiyay ciidamada Nasaarada Kenya ayaa saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay duleedka deegaanka Husingow oo ka tirsan gobalka Jubbada hoose.

Kolanyada kamiinka loo dhigay ayaa ka yimid gudaha dalka Kenya kuwaasi oo sahay ciidan u waday ciidamada Kenya ee ku go’doonsan deegaanka Husingow.

Wararkii ugu dambeeay ayaa sheegaya in dhowr gaari ciidamada Kenya looga qabsaday kamiinka waxaa gaadiidkaasi ka mid ah Beebo kuwaasi oo Mujaahidiinta ugu dambeyntii dab qabadsiiyeen.

Halkan Ka Dhageyso Faahfaahinta Kamiinkaasi.

Calamada.com

Comments are closed.