Wararka ka imaanaya deegaanka Bariire ee gobalka Shabeelada hoose ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay deegaankaasi dagaal culus uu ku dhexmaray ciidamada Kufaarta Afrikaanta’maleeshiyaatka Nabadsugida dowlada Ridada federaalka’ciidamo gaala cadaan ah oo isku dhinac ah iyo ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.
Ciidamada Cadaanka iyo kuwa Afrikaanta ee weerarka ku qaaday deegaanka Bariire ayaa kasoo baxay deegaanka Numbar50 ee isla gobalka Shabeelada hoose’iyadoona markii ay soo gaareen deegaanka dagaal culus ay kala kulmeen ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.
Dagaalka ayaa ku bilowday qaraxyo culus oo gaaraya ilaa afar qarax oo lala beegsaday cadaanka iyo kuwa la socda’iyadoona dagaalka la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.
Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay in dagaalka si toos ah loogu jabiyay ciidamada gaalada Cadaanka iyo kuwa la socda ee weerarka kusoo qaaday deegaanka’iyadoona xilligaan deegaanka Bariire si buuxda ay gacanta ugu hayaan ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.
Halkan Ka Dhageyso Xaalada Deegaanka Bariire.
Calamada.com
Allaahu akbar allaah ayaa ku mahadsan jabiyay gaalada, mareykanoo fagfagtaa wado hadaa deyn weydo waxaad ka hesho ayaad leedahay gacmaha mujaahidiinta gumaca rasaaseed ayaa ku taqaan insha allaah, اللهم منزل الكتاب ومجري Ø§Ù„Ø³ØØ§Ø¨ وهازم Ø§Ù„Ø§ØØ²Ø§Ø¨ إهزمهم ياذالجلال والاكرام
الهم اهلك Ø§Ù„ÙƒÙØ§Ø± ومن معهم
الهم مرØÙ…هم المسلمين المجاهدين ÙÙ‰ سبيل الله ÙÙŠ كل مكان