Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Dhageyso Weeraro Isugu Jira Dagaal’Qarax Iyo Duqeyn Oo Ka Dhacay Gobalka Sh/hoose.
  • Allposts
  • Warar

Dhageyso Weeraro Isugu Jira Dagaal’Qarax Iyo Duqeyn Oo Ka Dhacay Gobalka Sh/hoose.

calamada May 12, 2016 1 min read
100

Mujaahidiinta Xarakada Alshabaab dagaal culus 545Xalay Fiidkii ayaa ciidamada Mujaahidiinta waxay weerar toos ah iyo duqeyn ka fuliyeen duleedka degmada Baraawe halkaasoo ay fariisimayaal ku kala leeyihiin ciidamo ka tirsan Afrikaanta.

Howl galka ugu horreeyay ayaa waxaa lagu beegsaday fariisin Kuffaarta ay ka sameysteen deegaanka Ambareeso oo 5 KM u jira Baraawe waxaana halkaas ka dhacay dagaal faraha looga gubtay.

In muddo ah oo rasaastu ay socotay nasiib wanaag Mujaahidiinta waxay si nabad galyo ah kusoo dhameysteen weerarkii ay qaadeen,waxaa xigay duqeyn sidoo kale lagu garaacay saldhig kale oo u dhaxeeya Ambareeso Iyo Baraawe.

Saraakiisha Mujaahidiinta waxay noo sheegeen in dhowr gantaal ay ku dhacday xerada taasoo keentay gubashada teendhooyin sida wararka aan ku heleyno.

Lama oga ilaa hadda tirada rasmiga ee howl galladaas kaga halaagsamay ciidanka Kuffaarta Afrikaanta.

Dhanka kale xalay abaaro shan saac oo habeen nimo ciidanka Mujaahidiinta waxay dagaal ku qaadeen deegaanka Bilaal oo duleedka ka ah magaalada Marka.

Waxay Mujaahidiinta kasoo galeen dhanka Marka kadibna waxay dagaal ku bilaabeen xerada Afrikaanta halkaas la huwiyay hubka noocyadiisa kala duwan.

Diryanka madaafiicda la isu adeegsanayay ayaa waxaa laga maqlayay meelo fog fog oo ka tirsan wilaayada,saraakiisha Mujaahidiinta waxay noo xaqiijiyeen in weerarkii xalay ay qasaare nafeed ku gaarsiiyeen ciidanka Afrikaanta.

Sidoo kale qarax ayaa ka dhacay xerada Al-tadaamun oo ku taala degmada Afgooye taasi oo fariisin u ah maleeshiyaatka Murtadiinta’qaraxa waxa uu sababay dhimasho iyo dhaawac soo gaartay maleeshiyaatkaasi.

Halkan Ka Dhageyso Warbixinta.

Xigasho Radioandalus24.com

Calamada.com

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Warka Subax Ee Andalus 05-08-1437 Hijri.
Next: Dhageyso Warka Duhur Ee Andalus 05-08-1437 Hijri.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

SAWIRRO: Xaflad XarigGa Looga Jarayey Isbitaalka Degmada Jilib Oo Lagu Qabtay Degmadaasi.

SAWIRRO: Xaflad XarigGa Looga Jarayey Isbitaalka Degmada Jilib Oo Lagu Qabtay Degmadaasi.

June 28, 2022
Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

June 5, 2022
Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

May 31, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.