Mas’uuliyiinta Wilaayada Islaamaiga ah ee Galgaduud ayaa iclaamiyay in guud ahaan degmooyinka iyo deegaanada gobalka Galgaduud si rasmi ah looga dhawaaqay xamlada infiruu oo ah xamlo dadka Muslimiinta lagu boorinayo iney Jihaadka usoo baxaan.
Mas’uuliyiinta Wilaayada Islamaiga ah ee Galgaduud oo socdaala ku maraya wilaayada ayaa bulshada kula kulmayo fagaarayaal ku yaala degmooyinka iyo deegaanada Wilaayadaasi.
Waaliga Wilaayada Islaamiga ah ee Galgaduud Sheekh Xasan Yacquub Cali oo goob fagaara ah kala hadlay bulshada ayaa shaaciyay in Xamlada si toos ah u bilaabatay islamarkaana la doonaya in dadka Muslimiinta is diiwaan galiyaan oo ay usoo baxaan jihaadka.
Sidoo kale Nabadoon Cabdi Kariim Muuse Casir oo goobta fagaaraha ka hadlay ayaa isagana ugu baaqay odayaasha iyo dhalin yarada iney buuxiyaan furumaha dagaalka islamarkaana ay sii xoojiyaan kaalinta kaga aadan dagaalka Jihaadka.
Halkan Ka Dhageyso Kalimada Waaliga Galgaduud.
Halkan Ka Dhageyso Kalimada Nabadoon Cabdi Kariim Muuse Casir.
Calamada.com