Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Dhageyso Wilaayada Jubbooyinka Oo War Kasoo Saartay Ka Ganacsiga Iyo Ugaarsiga Duur Joogta.
  • Allposts
  • Warar

Dhageyso Wilaayada Jubbooyinka Oo War Kasoo Saartay Ka Ganacsiga Iyo Ugaarsiga Duur Joogta.

calamada January 9, 2017 1 min read
75

libaax-300x225War rasmi ah oo kasoo baxay xafiiska waaliga wilaayada Islaamiga Jubbooyinka Sheekh Max’med Abuu Cabdalla ayaa lagu mamnuucay ugaarsi sharci darrada ah ee xayawaanaatka duur joogta qeybahooda kala duwan.

Wilaayada Islaamiga Jubbooyinka waxay sheegtay in ciddii lagu helo iyadoo si sharci darra ah ugaaranaysa xayawaanaatka tallab shareecada Islaamka waafaqsan laga qaadi doono.

Magaalada Jilib waxaa lagu xanaanaynayaa tobaneeyo katirsan xayawaanka libaaxa iyo duur joog kale oo lagasoo dhiciyay dad si sharci darra ah uga ugaarsanayay dhulka howdka ah ee Jubbooyinka.

Maamulka Islaamiga Jubbooyinka wuxuu sheegay in aan la ogolayn in xayawaanka duur joogta ah la nabaad guuriyo oo laga ganacsado, dad ku lug lahaa dabar goynta xayawaanaatka ayaa gacanta lagu dhigay halka kuwa kale laga masaafuriyay Jubbooyinka.

Halkan Ka Dhageyso Amarka Kasoo Baxay Wilaayada Jubbooyinka.

Calamada.com

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Ciidamo Ka Wada Tirsan Dowlada Federaalka Oo Ku Dagaalamay Hiiraan Iyo Sh/dhexe.
Next: Maleeshiyaat Ka Wada Tirsan Dowlada Federaalka Oo Muqdisho Ku Dagaalamay.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

May 4, 2022
DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

May 3, 2022
Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

May 3, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

May 2, 2022
Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

May 2, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.