Tan iyo markii la guda galay bisha barakeysan ee Ramadaan waxey ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin sii kor dhiyeen weerarada lagu dhiigbixinayo ciidamada Kufaarta Afrikaanta iyo kuwa Kooxda Ridada.
Idaacada Islaamiga ah ee Andalus waxey idiin soo gudbineysaa howlgaladii Mujaahidiinta ay fuliyeen’goobaha sida gaarka ah ay kaga dhaceen iyo tirada Kufaarta iyo Murtadiinta ah ee lagu dilay howlgaladaasi.
Shan iyo Tobankii hore ee bishan barakeysan ee Ramadaan ciidamada Mujaahidiinta waxey fuliyeen 55 howlgal oo ka kala dhacay gobalada dalka Somali iyo dhulka Kenya xooga kaga heysata Somali.
Howlgaladaasi waxaa lagu dilay 143 askari iyo saraakiil oo isugu jira Kufaarta iyo Muratdiinta’howlgaladaasi 22 ka mid ah waxey ka dhaceen gudaha magaalada Muqdisho.
Sidoo kale howlgaladaasi waxaa lagu gubay 20 gaari oo isugu jira gaadiidka dagaalka Murtadiinta iyo kuwa Kufaarta.
Halkan Ka Dhageyso Warbixinta Howlgalada 15-kii Hore Ee Ramadaan.
Hoos Ka Akhriso Liiska Howlgalada Iyo Goobaha Ay Ka Kala Dhaceen.
10-Isniin.
Subax
A-Qarax ka dhacay duleedka degmada Xudur waxaa lagu gubay gaari Initaree ah oo ay la socdeen maleeshiyaatka Murtadiinta.
02-Talaado.
Habeen
A-Sarkaal lagu magacaabi jiray Xuseen Shiino ayaa lagu dilay tabeelaha Sheekh Ibraahim Ee Duleedka Muqdisho.
B-Labo askari oo Murtadiin ah ayaa lagu dilay xaafada Suuqa Xoolaha ee Muqdisho
C- Hal askari oo Murtad ah ayaa lagu dilay degmada Hodan ee magaalada Muqdisho
D-Maleeshiyaat Murtadiin ah ayaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday qarax bam oo lagula beegsada xaafada Ceel tusbaxle ee degmada Dayniile.
E-Dagaal Culus Oo U Dhaxeeya Muslimiinta Iyo Gaalada Ayaa Ka Dhacay Deegaanada Buufow Iyo Numbar50 Ee Gobalka Sh/hoose.
F-Ciidamada Mujaahidiinta Ayaa Dagaal Culus Ku Qaaday Difaacyada Nasaarada Kenya Ee Deegaanka Busaar Ee Wilaayada Gedo.
0 3-Arbaco
Habeen
A-Weerar dhabba gal ah Oo Ka Dhacay Xaafada Suuqa Xoolaha ee degmada Hilwaa waxaa Lagu Dilay ku dhawaad 6 askari oo Ashahaado la dirirka ah.
B-Dagaal Culus Ayeey Mujaahidiinta Ku Qaadeen Difaacyada Murtadiinta Ee Duleedka deegaanka Masaajid Cali Gauduud Ee Sh/dhexe.
C-Dagaal Culus Ayeey Mujaahidiinta Ku Qaadeen Difaacyada Kufaarta Xabashida Itoobiya Ee Degmada Waajid Ee Gobalka Bakool.
Galab.
D- Qarax Miino ayaa lala beegsaday Gaari Ay Lasocdeen Maleeshiyaatka Murtadiinta Kaasi Oo Ka Dhacay Duleedka Degmada Afgooye.
04-Khamiis.
Habeen
A-Weerar Qorsheysan Ayaa Lagu qaaday Isbaarada Suuqa Xoolaha Ee Degmada Hilwaa Ee Muqdisho.
Subax.
A-Dagaal Culus Oo Lagu Dilay Ugu Yaraan 60 Askari Itoobiyaan Ah Ayaa Ka Dhacay Degmada Halgan Ee WI Hiiraan.
B- Howlgal lagu dilay 17 askari Murtadiin ah Ayeey ciidmaada Mujaahidiinta ka fuliyeen duleedka degmada Tiyeeglow’sidoo kale Mujaahidiinta waxey qaniimeysteen 7 qori.
05-Jimco
Habeen.
A-Muxamed Jimcaale Oo Ahaa Gudoomiyaha Waaxda General Daa’uud Ee Degmada Wardhiigley ayeey rag hubeysan ku dileen isgoyska Siinaay.
B-Ciidamada Mujaahidiinta WI Jubbooyinka ayaa weeraray saldhig ciidamada Nasaarada Kenya ay ka sameysteen deegaanka Taabto
Galab.
A-Ciidamada Mujaahidiinta ayaa weerar ay ku gubeen gaari booyad ah waxey ku qaadeen kolanyo Xabashida Itoobiya ah oo dhaqdhaqaaqyo ka waday duleedka degmada Ceel-cale ee Gobalka Hiiraan.
06-Sabti
Subax
A-Qarax ka dhacay agagaarka deegaanka Ceel-wareegow ee gobalka Sh/hoose waxaa lagu gubay gaari Taw ah Shan askari Oo Kufaarta Afrikaanta ah Waa Lagu Dilay afar kale weey ku dhaawacmeen.
07-Axad
Habeen
A-Ciidamada Mujaahidiinta WI Sh/hoose Ayaa Dagaallo Saf ballaaran Ah Ku Qaaday Fiisimaha Kufaarta iyo Murtadiinta ee Degmada Qoryooley iyo Deegaanka Shalambood.
B-Ciidamada Mujaahidiinta ayaa weeraray fariisinka Maleeshiyaatka Murtadiinta ee Warshadii hore Barfuunka magaalada Muqdisho
C-Xildhibaan Ka tirsan Murtadiinta ayaa isku day dil ka badbaaday kadib markii bam gacmeedyo lagu weeraray hooyga uu ka deganyahay degmada Luuq ee Gedo’waxaa lagu magacaabaa Murtad Shaacir Muxamed
Galab.
A-Qarax Bam ayaa lagu weeraray Maleeshiyaat Murtadiin ah oo ku socdaalayay gudaha magaalada Marka.
08-Isniin
A-Labo askari Murtadiinta ayaa lagu dilay duleedka degmada Diinsoor Ee Gobalka Baay Hubkii Ay wateen ayaa laga qaatay laguna dilay.
09-Talaado.
Habeen.
A-Ciidamada Mujaahidiinta ayaa weeraray fariisimaha Kufaarta Iyo Murtadiinta Degmada Qoryooley.
B-Sarkaalad ka tirsaneed maamulka Ridada Shibis ayaa lagu dilay isgoyska Maanabooliya ee magaalada Muqdisho.
Galab.
A-Kamiin iyo Qarax ka dhacay wadada isku xirta Marka Iyo Afgooye waxaa lagu gubay 2 gaari oo gaadiidka Kufaarta Ah.
10-Ramadaan
Habeen.
A-Madaafiic Lagu Garaacay Xarunta Madaxtooyada Villa Somali ee Muqdisho.
B-Fariisimaha Murtadiinta ee degmooyinka Hodan’Howlwadaag’Wardhiigley iyo Dayniile ee Muqdisho oo Dagaallo saf ballaaran ah lagu qaaday.
C-Madaafiic Lagu garaacay difaacyada Xabashida Itoobiya ee degmada Halgan ee Gobalka Hiiraan.
D-Ciidamada Mujaahidiinta ayaa dagaal culus ku qaaday difaacyada Kufaarta Itoobiya ee degmada Waajid
Baqro.
A-Qarax ka dhacay duleedka degmada Ufurow ee gobalka Baay waxaa lagu gubay gaari Uuraal ah waxaa lagu dilay 11 askari Itoobiyaan ah tiro intaa ka badan waxaa lagu dhaawacay afar askari Murtadiin ah waa lagu dilay.
B-Waxaa degmada Dharkenley Lagu Dilay Cabdullaahi Ibraahim Isbiimo. Oo ahaa madaxa xiriirka degmooyinka gobolka Banaadir iyo dabagalkooda.
11-Khamiis.
Habeen.
A-qarax ka dhacay agagaarka KM4 Muqdisho oo lagu dilay saraakiil iyo Maleeshiyaat Miino baarayaal ah.
B-Sarkaal ka tirsanaay maamulka Murtadiinta ee Degmada Yaaqshiid Oo lagu magacaaba Siicow ahaa taliye ku xigeenka Minishiibiyada Yaaqshiid iyo Qasnaji haayaha degmadaasi ayaa lagu dilay xaafada Suuq Bacaad ee Muqdisho.
C-Dagaal Culus ayeey Mujaahidiinta ku qaadeen saldhiga degmada Howlwadaag ee magaalada Muqdisho.
Galab.
A-Qarax Iyo Kamiin Ka Kala Dhacay Duleedyada Danow Iyo Golweyn ee gobalka Shabeelada hoose waxaa lagu gubay saddex gaari oo kala ahaa Booyad iyo Labo Taw ah’ Askar Kufaarta Ka Tirsan Baqti Iyo Dhaawac ayeey ku noqdeen.
12-Jimco.
Habeen.
A-Bam gacmeed ayaa lagu weeraray goob ay ku qayilayeen Murtadiinta oo ku taala Isgoyska Black-sii ee degmada Hodan ee magaalada Muqdisho.
Duhur.
A-Kamiin Ka DHacay duleedka degmada Baraaawe ee gobalka Sh/hoose waxaa lagu gubay sadddex gaari 18 askari oo Kufaarta Afrikaanta ah waa lagu dilay.
13-Sabti.
Habeen.
A-Dagaal culus ayaa lagu qaaday kolanyo ka tirsan Kufaarta Xabashida Itoobiya oo ku sugnaay deegaanka Ceel-lahelay ee Galgaduud.
Barqo.
A-Kamiin iyo Qarax Ka Dhacay wadada Xiriirisa Ceelbuur iyo Dhuusamareeb waxaa lagu gubay 2 gaari oo kala ahaa Cabdi Bile iyo Mid Xamuul ah oo sahay waday waxaa lagu dilay tobaneeya askarta Amxaarada ah.
14-Axad.
Habeen.
A-Dagaal culus ayaa lagu qaaday difaacyada ciidamada Kufaarta Kenya ee deegaanka Husingow ee WI Jubbooyinka.
Barqo.
A-Gaari ay lasocdeen maleeshiyaatka Murtadiinta oo bam lagu tuuray xilli uu marayay gudaha Suuqa Bakaaraha.
B-Kamiin ka dhacay wadada xiriirisa Xudur iyo Ceelbarde ee wilaayada Baay iyo Bakool waxaa lagu gubay labo gaari tiro askar Kufaarta Xabashida Itoobiya ah baqti iyo dhaawac ayeey ku noqdeen.
15-Ramadaan.
Habeen.
A-Labo askari Murtadiin ah ayaa la dilay mid kalane waa la dhaawacay kadib kamiin loogu dhigay xaafada Suuqa Xoolaha ee Muqdisho.
B-Askari Murtad ah ayaa lagu dilay deegaanka Deynuunaay ee gobalka Baay iyo Bakool.
C-Howlgal Mujaahidiinta ay ka fuliyeen degmada Dayniile waxey dhaawac culus ugu geysteen sarkaal Nabad sugida ka tirsan oo lagu magacaaba Cabdi Maxamuud Guleed.
Barqo.
A-Kamiin lagu dilay shan Sarkaal Kenyaati ah ayaa ka dhacay duleedka Mandheera tiro kale waa lagu dhaawacay gaari Kenyaatiga ay wateen waa lagu gubay.
B-Qarax gaari Booyad ah Kufaarta Afrikaanta looga gubay ayaa ka dhacay duleedka degmada Baraawe ee Wilaayada Sh/hoose.
Galab.
A-Kamiin Ka Dhacay duleedka degmada Qansaxdheera ee gobalka Baay waxaa lagu dilay 8 askari Murtadiin ah hubkii ay wateen waa laga qaatay 7 kale oo Murtadiin ah waa lagu dhaawacay.
Xigasho Radioandalus24.com
Calamada.com