Dhageyso+Akhriso Kalimad Qayim Ah Oo Uu Jeediyay Amiirka Mujaahidiinta Al-qaacidah Ee Jaziiratul Carab.

photo_2017-02-06_08-31-27Kalimad cinwaan looga dhigay kani waa yabooohii Alle iyo rasuulkiisa noo balan qaadeen, oo uu jeediyay Sheekh Abii Hureyra Qaasim Al-Riimi, Amiirka Mujaahidiinta Al-Qaacida ee dhulka Jaziira Al-Carabiyah ayuu kaga hadlay weerarkii fashilmay ee dhawaan ciidamada Mareykanka ay ka fuliyeen bartamaha wadanka Yemen.

Halkan Ka Dhageyso Kalmadda Oo Afsoomaali lagu tarjumay.

Kalimadan oo la dhageysan karo qadar 11 daqiiqo ah ayuu Sheekh Abii Hureyra ku faahfaahiyey weerar fashilmay oo dhawaan ciidamada Maraykanku kusoo qaadeen deegaan lagu magacabo Yakla oo dhaca gobolka Albaydaa ee bartamaha dhulka Yaman.

Horudhaca kadib wuxuu sheekhu si toosa ah ula hadlay qabiilka Ansaata ee Qeyfa oo dega deegaanka weerarka Maraykanku kusoo qaaday islamarkaana si wacdaro ku dheehantahay u garab istaagay Mujaahidiinta, duruus lama ilawaaan ahna u siiyay ciiidamada Maraykanka.

“Tani waa fariin ku  socota ahalkeena ku dhaqan Yamanta xikmadda iyo Iimaanka, si gaar ah qabaa’ilka Qiifa ee qureyshta ah  islamarkaana dulmi diidka ah, salaamullaahi calaykum waraxmatuhu wabarakaatuhu, kuwa karaamada lahow, tani waa Ameerikadii siday saliibka oo mar kale ina soo weerartay, iyadoo maskaxada ku heysato rajo been ah oo ku aadan iney jabiso awooda Ahlu sunnaha, waxaana iyadoo is wadata ay u timid jabkeeda, tanine waa qabiilka Qiifa ee qursheyta ah oo taariikhda ku qoray mowqif cusub oo lagu qoray baal dahab ah, si jiilba jiilka kale ugu gudbiyo, waa ramziga faanka, guusha iyo Cizziga, waxay u labisteen dagaalka, waxayna soo degitaankiii maraykanka uga hortageen laabab ay buuxiyeen yaqiinta ah in ciribta dambe ay leeyihiin Mutaqiinta, iyo geesanimo ay yartahay wax loo dhigo, waaba iyagooo la mooda in lagu dhalay riximka dagaalka, dartiisana loo rabay, kuwaas waa aabayaasheyda ee iila imow kuwa iyaga la mid ah” ayuu yiri Sheekha.

Sheekh Abii Hureyra, Amiirka Mujaahidiinta Alqaacida ee Jaziiradda Carabta, wuxuu taczi u diray qabiilka Qeyfa oo ay ka soo guud ahaan caruurtiii iyo dumarkii sida ula kaca ah u beegsadeen ciidamada Maraykanka.

Wuxuu sheegay in madaxweynaha cusub ee Maraykanka Donald Trump uu la kulmay dharbaaxsho kulul billowgii la wareegitaankiisa Aqalka cad, kadib markii uu ka faa’ideysan waayay duruus horey ay Mujaahidiintu ugu dhigeen Maraykanka dalka Yaman.

“Libaaxyada ku dhaqan dhulka Qeyfa ee sharafta badan, waan idiin tacziyeyneynaa, inkastoo guushu ahayd mid weyn hadana wallaahi ma hilmaamin, mana hilmaami doonno dhiiga daahirka ah ee ku daatay malxamadaas weyn, waxaa taas inooga tacziyeynaya hadalka  Rabigeena Cazza wajalla…….(Aayad Qur’aan Ah). Alle ha weyneeyo ajarkiina iyo ajarkeena ku aadan musiibadan, hana noogu bedelo wax ka kheyr badan, ahalkeena ku dhaqan Yamanta xikmadda iyo iimaankow, wuxuu gacantiina kala  kulmay doqonka cusub ee aqalka cad dharbaaxsho xanuun badan billowgii howshiiisa, wuxuuna kula kulmy dhulkiina, kamana faaideysan duruusti hore, waxaa sanka ciida looga daray Maraykanka Afqaanistan iyo ciraaq, waxaana ka sii horeeyay soomaaliyadeena aan jecelnahay, fashilkii marayknaka ka soo gaaray soo degistiisii hore ee Cabadaan iyagoo doonayay iney xureeyeen la heyste ameerikaan ah ayaa ahaa dersi ku filan oo Obama xitaa wax badan uu ka bartay, balse axamqa cusub ee isaga lagu bedelay kama faaideysan casharkaas, wuuna yimid si uu u laba laabo khasaaraha Maraykanka caalamka oo dhan uu u tuso taagdarida askariga Ameerikaanka ah” ayuu yiri Sheekha.

Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu sidoo kale sheekhu yiri: “Wuxuu billowday Inzaalka maraykanka bartimihii habeenka, iyadoo ay taageerayaan diyaaradaha noocyadooda kala duwan, wuxuuna socday saacado iyadoona dagaalku kululaa, waxaana fadliga Allah laga dilay lagana dhaawacay Tobanaan ka mid ah askartooda, waxaana la maqlayey cabaadka ciidankooda, iyagoona ku qasbanaaday iney cararaan. Si cashwaa’i ah ayayna u duqeeyeen mandiqadda oo weliba guryaha ayey duqeeyeen. Allaah Fadligii waxay Mujaahidintu awoodeen iney sooo ridaan labo diyuuradood oo Maraykanku leeyahay, waxayna ameerikanku uga yimaadeen buqca kasta, markii ay carareen ameerikaanku waxay la baxsadeen maydadkooda iyo dhaawacooda, waxaana ay ku qasbanaadeen iney burburiyaan diyaaradahooda, si aysan uga marqaati kicin fadeexada soo gaartay fagaaraha dagaalka, lamana laaban maraykanka wax aan ka ahayn rajo beel oo waxay la laabteen iyagoo wata meydad iyo dhaawacyo” ayuu yiri.

Umadda Muslimiinta ah ayuu ugu bishaareeyay Sheekh Abuu hureyra bad qabka Sheekha Mujaahidka ee Cabdil Ilaah Al-Dahab oo sida muuqata ahaa hadafka bartilmaameedka ah ee maraykanku doonayeen iney dilaan Laakiin wuxuu sheegay in halkaas ay ku shahiideen Sheykh Cabdu Ra’uuf Ad-Dahab iyo Suldaan Al-Dahab oo la dhashay sheekha bad-baaday.

Wuxuu sidoo kale Sheekhu taczi u diray Mujaahid ku xiran  xabsiyada nidaamka Aala-Sucuud oo xaaskiisa Umu Usaama iyo wiilkiisa ay ku shahiideen weerarka Maraykanku ka geystay gobolk Yaklaa.

“Halkan waxaan ugu ku xasilnayaa oo aan ugu laab qaboojinayaa si guud ah walaalaheyga muslimiinta ah, iyo ahalkeena Yaman badqabka sheekha mujaahidka qureyshiga ah ee Cabdul Ilaah Al-Dahab, waxaana uga tacziyeyneynaa dadkii laga dilay ee ahalkiisa ahaa, oo ay ugu horeeyaan labada sheikh ee kala ah Cabdi Ra’uuf IYO Suldaan  Aldahab, waxaan sidoo kale u tacziyeynayaa walaalkeyga aan jecelahay Saalim Al-Shariif  ee ku xiran xabsiyada Aala-Sucuud, Alle ha weyneeyo ajarkaada ee ku aadan waayida aad weysay xaaskaada ee Umu Usaama Arwal Al-baqdaadiyah, waxay ku dhimatay rasaas uga timid Askari Ameerikaan ah, waxaan sido kale kaaga tacziyeynayaa wiilkaada  oo ku baxay hooyadiisa agteeda Allah u naxariisto dhamaantooda.

“Waxaan sidoo kale kaaga tacziyenayaa wiilkaada aad sodaga u ahayd ee Abii bakar Albaqdaadi, wuxu ahaa walaal wanaagsan oo  Mujaahid, muraabid, Saabir, iyo Muxtasib ahaa, waxaan Alla waydiisaneynaa inuu ka aqbalo shahaadadiisa, waxay xaaskiisu ka dhaawacantahy caloosha, waxaana sidoo kale la dhaawacmay canug ay caloosha ku siday, waxaana markaas kadib ay dhashay canug dhaawac ah oo ay ku dhacday rasaasta qoriga M16-ka ah. waxaan Alle u waydiineynaa inuu caafiyo. Anigoo qoraya bayaankan ayaa waxaa ii timid fariin deg deg ah oo iiga tacziyeyneysa canuga uurka hooyadii ku jiray, Alle ha sabarsiiyo hooyadiisa dhaawacan, musiibadeedana ha ugu bedelo wax kheyr badan”

Guud ahaan dadkii ku shahiiiday weeerarkan fashilmay ee Maraykanku fuliyay ayuu Sheekh Abii hureyra shaaciyay, wuxuuna sheegay iney ahaayeen 14 rag iyo 11 qof oo isugu jira dumar iyo caruur, waxaana isku geynta tirada muslimiinta uga shahiiday weerarkaas qar iska xoonrimada ahaa ay noqoneysa 25 Ruux.

Maraykanka ayuu ugu baaqay iney shaaciyaan magacyada iyo tirade rasmiga ah ee looga dilay weerarka oo uu sheikh Abuu hureyra sheegay iney gaarayaan tobanaan Ruux, ayna Mujaahidiintu soo rideen labo diyuuradood.

“Maraykanow waan ku faannaa kuwa nalaga dilay, waxayna inoo saaranyihiin madaxa, waana ku faanni doonnaa, magacyadoodana waan sheegeynaa ee idinku maa ixtiraamtaan kuwa la idinka dilay, oo maad siisaan xuquuqda ay leeyihiin tan ugu yar oo aad ku tirisaan nambar la  xusuusto halka aad ka qarineysaan , umadeena sharafta lehna waxaan leenahay, dadka nalaga dilay waa 14 rag ah, iyo 11 isugu jira dumar iyo caruur, Alalh dhamaantooda haka aqbalee shahaadadooda, magacyadoodana waa sidan soo socota…….”

Wajiga dhabta ah ee Maraykanku ayuu sheikh Abuu hureyra ku sheegay inuu yahay beegsiga dumarka iyo in si kas ah loo dilo caruurta, wuxuuna shaaca ka qaaday sheikh Abuu hureyra in dowladda Maraykanka iyo Xuuthiyiintu ay isku saf yihiin, islamarkaana Xuuthiyiintu yihiin shaqaalah cusub ee uu Maraykanku u adeegsanayo dagalka uu kula jiro Muslimiinta Yaman.

Ugu dambeyn wuxuu Sheekh Abii hureyra Qaasim Alriimi hogaamiyaha guud ee Mujaahidiinta Alqaacida ee Jaziiradda Carabta fariin u diray culimada Muslimiinta, isagoona ugu baaqay iney qaataan dowrkooda looga baahanyahay.

Wuxuu sidoo kale fariin u diray ciidamada Mujaahidiinta ee taagan meydaanka, isagoona ugu baaqay iney Allah uga cabsadaan Muslimiinta ayna difaacaan, islamarkaana Maraykanka duruus lama ilawaan siiyaan, isagooona ku waaniyay In Maraykanku dib u xusuuusiyaan wixii ku qabsaday wadooyinka magaalada Muqdisho billowgii sagaashamaadkii xilligaas oo dowladda Maraykanka ay duulaan cadowtooyo kusoo qaaday Soomaaliya.

Tani waa fariin ku  socota ahalkeena ku dhaqan Yamanta xikmadda iyo Iimaanka, si gaar ah qabaa’ilka Qiifa ee qureyshta ah  islamarkaana dulmi diidka ah, salaamullaahi calaykum waraxmatuhu wabarakaatuhu, kuwa karaamada lahow, tani waa Ameerikadii siday saliibka oo mar kale ina soo weerartay, iyadoo maskaxada ku heysato rajo been ah oo ku aadan iney jabiso awooda Ahlu sunnaha, waxaana iyadoo is wadata ay u timid jabkeeda, tanine waa qabiilka Qiifa ee qursheyta ah oo taariikhda ku qoray mowqif cusub oo lagu qoray baal dahab ah, si jiilba jiilka kale ugu gudbiyo, waa ramziga faanka, guusha iyo Cizziga, waxay u labisteen dagaalka, waxayna soo degitaankiii maraykanka uga hortageen laabab ay buuxiyeen yaqiinta ah in ciribta dambe ay leeyihiin Mutaqiinta, iyo geesanimo ay yartahay wax loo dhigo, waaba iyagooo la mooda in lagu dhalay riximka dagaalka, dartiisana loo rabay, kuwaas waa aabayaasheyda ee iila imow kuwa iyaga la mid ah.

“Libaaxyada ku dhaqan dhulka Qeyfa ee sharafta badan, waan idiin tacziyeyneynaa, inkastoo guushu ahayd mid weyn hadana wallaahi ma hilmaamin, mana hilmaami doonno dhiiga daahirka ah ee ku daatay malxamadaas weyn, waxaa taas inooga tacziyeynaya hadalka  Rabigeena Cazza wajalla…….(Aayad Qur’aan Ah). Alle ha weyneeyo ajarkiina iyo ajarkeena ku aadan musiibadan, hana noogu bedelo wax ka kheyr badan, ahalkeena ku dhaqan Yamanta xikmadda iyo iimaankow, wuxuu gacantiina kala  kulmay doqonka cusub ee aqalka cad dharbaaxsho xanuun badan billowgii howshiiisa, wuxuuna kula kulmy dhulkiina, kamana faaideysan duruusti hore, waxaa sanka ciida looga daray Maraykanka Afqaanistan iyo ciraaq, waxaana ka sii horeeyay soomaaliyadeena aan jecelnahay, fashilkii marayknaka ka soo gaaray soo degistiisii hore ee Cabadaan iyagoo doonayay iney xureeyeen la heyste ameerikaan ah ayaa ahaa dersi ku filan oo Obama xitaa wax badan uu ka bartay, balse axamqa cusub ee isaga lagu bedelay kama faaideysan casharkaas, wuuna yimid si uu u laba laabo khasaaraha Maraykanka caalamka oo dhan uu u tuso taagdarida askariga Ameerikaanka ah” ayuu yiri Sheekha.

Wuxuu billowday Inzaalka maraykanka bartimihii habeenka, iyadoo ay taageerayaan diyaaradaha noocyadooda kala duwan, wuxuuna socday saacado iyadoona dagaalku kululaa, waxaana fadliga Allah laga dilay lagana dhaawacay Tobanaan ka mid ah askartooda, waxaana la maqlayey cabaadka ciidankooda, iyagoona ku qasbanaaday iney cararaan. Si cashwaa’i ah ayayna u duqeeyeen mandiqadda oo weliba guryaha ayey duqeeyeen. Allaah Fadligii waxay Mujaahidintu awoodeen iney sooo ridaan labo diyuuradood oo Maraykanku leeyahay, waxayna ameerikanku uga yimaadeen buqca kasta, markii ay carareen ameerikaanku waxay la baxsadeen maydadkooda iyo dhaawacooda, waxaana ay ku qasbanaadeen iney burburiyaan diyaaradahooda, si aysan uga marqaati kicin fadeexada soo gaartay fagaaraha dagaalka, lamana laaban maraykanka wax aan ka ahayn rajo beel oo waxay la laabteen iyagoo wata meydad iyo dhaawacyo”

Halkan waxaan ugu ku xasilnayaa oo aan ugu laab qaboojinayaa si guud ah walaalaheyga muslimiinta ah, iyo ahalkeena Yaman badqabka sheekha mujaahidka qureyshiga ah ee Cabdul Ilaah Al-Dahab, waxaana uga tacziyeyneynaa dadkii laga dilay ee ahalkiisa ahaa, oo ay ugu horeeyaan labada sheikh ee kala ah Cabdi Ra’uuf IYO Suldaan  Aldahab, waxaan sidoo kale u tacziyeynayaa walaalkeyga aan jecelahay Saalim Al-Shariif  ee ku xiran xabsiyada Aala-Sucuud, Alle ha weyneeyo ajarkaada ee ku aadan waayida aad weysay xaaskaada ee Umu Usaama Arwal Al-baqdaadiyah, waxay ku dhimatay rasaas uga timid Askari Ameerikaan ah, waxaan sido kale kaaga tacziyeynayaa wiilkaada  oo ku baxay hooyadiisa agteeda Allah u naxariisto dhamaantooda.  waxaan sidoo kale kaaga tacziyenayaa wiilkaada aad sodaga u ahayd ee Abii bakar Albaqdaadi, wuxu ahaa walaal wanaagsan oo  Mujaahid, muraabid, Saabir, iyo Muxtasib ahaa, waxaan Alla waydiisaneynaa inuu ka aqbalo shahaadadiisa, waxay xaaskiisu ka dhaawacantahy caloosha, waxaana sidoo kale la dhaawacmay canug ay caloosha ku siday, waxaana markaas kadib ay dhashay canug dhaawac ah oo ay ku dhacday rasaasta qoriga M16-ka ah. waxaan Alle u waydiineynaa inuu caafiyo.

Anigoo qoraya bayaankan ayaa waxaa ii timid fariin deg deg ah oo iiga tacziyeyneysa canuga uurka hooyadii ku jiray, Alle ha sabarsiiyo hooyadiisa dhaawacan, musiibadeedana ha ugu bedelo wax kheyr badan.

Maraykanow waan ku faannaa kuwa nalaga dilay, waxayna inoo saaranyihiin madaxa, waana ku faanni doonnaa, magacyadoodana waan sheegeynaa ee idinku maa ixtiraamtaan kuwa la idinka dilay, oo maad siisaan xuquuqda ay leeyihiin tan ugu yar oo aad ku tirisaan nambar la  xusuusto halka aad ka qarineysaan , umadeena sharafta lehna waxaan leenahay, dadka nalaga dilay waa 14 rag ah, iyo 11 isugu jira dumar iyo caruur, Alalh dhamaantooda haka aqbalee shahaadadooda, magacyadoodana waa sidan soo socota….

Muslimiinta meel walibo oo aad jogtaan, sidaad u aragteen guusha ku dhabowday gacanta geesiyaashiina ayaa sidoo kale u aragteen caalamka oo idilna u arkay, halka uu gaarsiisanyahay xiqdiga saliibiyiintu u qabaan Muslimiinta, waxaad aragteen beegsashasa dumarka iyo caruurta,  xitaa kuwa uur jiifta ah  eek u jira caloosha hooyadoood, kuwaas oo Maraykanku si kas ah oo xiqdi saliibi oo  madow ku dheehanyahay u dilay, tani waa Ameerika, wana kan wajigeeda dhabta ah ee foosha xun.

Muslimiinay waxaa banaanka usoo baxay sida kuwa quluubta ka jirin ay ugu deg degaan raali gelinta Yahuuda iyo Nasaarada, Allah sareeye wuxuu yiri…….

Kani waa Xuuthiga u adeegaya askariga Maraykanka ah, kanina waa askariga Maraykanka ooo naftisa u huraya jabinta mandiqadda ku adkaatay Xuuthiyiinta ee la dagaalamaya Ahlu sunnaha,, Xuuthiyiintu waa cambuur bireedka cusub ee Maraykanka oo uu doonayo inuu ku garaaco Islaamka iyo Muslimiinta ku ku nool Yaman, balse ma dhici doonto, dhamaan qabaa’ilka Yaman waa Qeyfa oo kale, dhamaantoodana way diyaar garoobeen.

Halkani waxaan ka direynaa fariimo, mida koowaad waxay ku socotaa culimadeena, culimow maanta waa maalinkiina ee Alle tusa kheyr, inoo soo celiya xusuustiii shuhadadii Yamaama ee qurraa’da ahaa, inoo soo celiya taariikhda Sheekhul Islaam Ibnu Taymiyah, Cabdullaah binul Mubaarak, Al-Cizz bin Cabdi salaam, inoo soo celiya muuqaalka caalimka caamilka ah ee Cabdalla Cazzaam Allah u naxariistee.

Fariinteyda ku socota Libaxyadeena fagaarha taaganna waxay tahay, kani waa Maraykanka oo soo degay dhulkiina kuna socoda islaweyni iyo kibir, ee xusuusiya dagaalladii Muqdisho, guulihii Qandahaar, iyo adkeysigii Falluuja, xusuusiyana maalmihii faatixiinteeni hore, ku guba dhulka oo hilmaamsiiya wasaawista sheydaanka, ku celiya wadankooda iyagoo meyd iyo dhaawac ah, islamarkaana suurad bedelmay, u kaalmeysta qiyaamu laylka, soonka maalinta iyo hadalka Allah ee ah qaata digtoonidiina.

Alle uga cabsada umadiina, maanta waa maalintiina, waxaadna tihiin raga iyo geesiyaasha dagaalka, guushuna ma helaan illa labada koox midka samirka badan mooye, Allena wuxuu jecelyahay kuwa sabra.

Fariinteena ugu dambeysa waxay ku socotaa qabiilka Qeyfa ee qureyshta ah, waxaad tihiin fursaanta marxaladan, waxadna tihiin geesiyaashii shalay iyo maanta, waxay idin weydiisay maraykanka geesinimadiina, waxaadna ugu jawaabteen malxamad aysan suuragal ahayn iney illoobaan, waxaad dhulka dhigteen diyaarado inbadan ay ku faaneen, waxaadna sidooo kale disheen askar, waxaadna tusteen dagaalkiina inuu adagyahay, iyo sida Yaman ay ahaan jirtay welina u tahay qubuuraha soo duulayaasha.

Qabaa’ilka Yaman ee sharafta leh,………………….tani waa Ameerika oo u timid iney gumeysato dhulkiina, ayna u disho dumarkiina iyo caruurtiina si ula kac ah, anaguna taas marqaati ayaan ka nahay, maanta waa maalintiina, war Ghiirooda kuwa qiiirada ahalka u ahaayow, oo maseyra kuwa maseyrka ahalka u ahaayow, taladiina mideeya, waxaadna ahaataan sida uu Alle jecelyhay markaad hortaagantihiin cadowga Islaamka, soo celiya amjaadii awoowayaashiina gilgilay curuushtii Kisra iyo Qaysar, boqortooyadoodiina hoos keenay harka Islaamka.

 

Comments are closed.