2 thoughts on “Dhageyso+Magacyada Jawaasiis Lagu Dilay Gobalka Baay.

  1. Jaroo laaya jaajuus kurtiis jaais wee yaane
    Jib yar bay u hoos dhigi nin kaan jaal lanoqon gaale
    Jahanamo ilaahay cunsii gooya jiridooda
    Janan waxay u loogeen kufriga ciidanada jooga
    Jago waxay ku doon teen islaam jabiyo hoogiisa
    Jidka waxay u galayeen halyey jiifka ladi waayey
    Jiscin waxay ku qaateen islaam dhiigi jaqis tiisa
    Jeebada waxay ugu qarsheen jaahis dhagaray san
    Jihaad dhagarti wixi loo igmaday jiscina gaal siiyey
    Jisadood hadii loo marshoo joofka laga gooyey
    Jamaahiir haday daawadeen laabta farax jiifay
    Jisadoodna mariseen basaas amase jaajuusyo
    Jiin leey inaan tiriyo iyo jiifto tiri weeye
    Jawaab wacan inaad iga heshaan jaale yaal weeye
    Jeel kiin inaan wali nohoo joofka farax joono
    Jacayl iyo inaan farax qabnoo jabaqda weelayno
    Jihadiina inan fiirinoo jaray nin kii diidan
    Jawaabtuna midaa tahay khalqiga jooga gaadh siiya
    Jaliilow Ilaahow nin kii cadawga jaal kiisa
    Jiridiisa goo waa nacab kufrigu nagu jaguugeene
    Jaxiimiyo rabow naar ku saad jiriyo mooryaanta
    Jubadaha ku waa wada sitee joofku wada buuxay
    Jihaad kana waqood durahayee jaaifada taaran
    Jaliilow wadaad xume qabiyo awna jaajuusi

  2. JAROO LAAYA JAAJUUSYADA, JAHANAMO ILLAAHEY CUNSII GOOYA JIRIDOODA,, ALLAAHU AKBAR

Comments are closed.