Dhageyso:Raadadka Ka Dhalan Kara Culimada Lagu Laayay Sacuudiga.

makaroofan 11Xukuumada Aala Sucuud ayaa shalay dishay in ka badan 40 qof oo ay ku jireen Culimaaudiin caan ka ah Dhulka Xaramaynka.

Dhacdadaasi ayaa aad loo hadal hayaa waxaana ay kusoo beegantahay xili Sacuudiga dhawaan Looga dhawaaqay isbahaysi ka dhan ah Mujaahidiinta.

Hadaba Idaacadda Alfurqaan ayaa qabatay falanqeyn ku aadan waxa ka dhalan kara dil wadareedka.

Falanqeynta waxaa wadaagaya Dr Xanafi oo in ka badan 10 sano ku Noolaa Dalka Sacuudiga iyo Salaaxudiin Abuu Cabdullaahi.

Hoos Ka Dhageyso Falanqeynta.

Dhageyso Falanqeynta Dr Xanafi Iyo Salaaxudiin.

Comments are closed.