Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Dhageyso:Sheekh Abuu Muscab Oo Ka Warbixiyey Howlgalkii Muqdisho & Weerarkii Fashilmay Ee Awdheegle.
  • Allposts
  • Warar

Dhageyso:Sheekh Abuu Muscab Oo Ka Warbixiyey Howlgalkii Muqdisho & Weerarkii Fashilmay Ee Awdheegle.

calamada March 9, 2016 2 min read
151

abuu-muscab-22Afhayeenka ciidanka Mujaahidiinta, Shaykh C/Caziiz Abuu Muscab ayaa wareysi uu siiyay Idaacadda Islaamiga Andalus ku faafaahiyay weeraro kala duwan oo saacadihii la soo dhaafay ay Mujaahidiintu ka fuliyeen Wilaayaadka Banaadir, Sh/hoose iyo Baay, Isagoona sidoo kale ka warbixiyay weerarkii fashilmay ee xalay cadowga uu ku soo qaaday degmada Awdheegle oo ka mid ah degmooyinka ay xarakada Al Shabaab Maamusho.

Shaykh Abuu Muscab ayaa sheegay in xalay ciidamo Shisheeye oo watay laba diyaaradood ay soo weerareen degmada Awdheegle kuwaas oo markii ay u soo dhawaadeen saldhigga degmada lagala hortagay rasaas aad u culus.

Mar la weydiinay halka ay ka soo jeedaan ciidamada soo qaaday weerarka ayuu sheegay in ilaa hadda aanan la aqoonsan balse ay jiraan tuhuno farta lagu fiiqaya dowladaha dagaalka kula jira Mujaahidiinta, wuxuuna tilmaamay in weli ay socdaan dabagalada ku aadan arintaas.

 Afhayeenka ciidanka Al Shabaab ayaa sidoo kale ciidanka Xisbada ee Mujaahidiinta ku amaanay sidii ay xalay u fashiliyeen weerarkooda kuwaas oo uu tilmaamay in marwaliba ay ku amaanan yihiin ilaalinta Nabadda gelyada Umadda iyo hantideeda.

“Waxaan Allaah ka dib u mahadcelineynaa ciidamada Xisbada gaar ahaan kuwii xalay fashiliyey howlgalkaas, waxay ciidamadan ay marwaliba ku amaanan yihiin nabadda iyo xasiloonida ay ka abuureen wilaayaadka Islaamiga,waxayna har iyo habeen yihiin kuwo gaafwareegaya magaalooyinka iyagoo ilaalinaya Amaanka iyo xasiloonada shacabka” ayuu yiri.

Shaykh Abuu Muscab ayaa sidoo kale ka warbixiyey qaraxyo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan qaraxii Saldhig galbeed ee lagu dilay askar iyo saraakiil katirsan DF-ka.

Halkan ka dhageyso Wareysiga Abuu Muscab MP3

Source:Radio Andalus

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Barnaamijka Caalamulyowm Ee Andalus 29-05-1437 Hijri.
Next: Dhageyso Barnaamijka Faafreebka Wararka Andalus 30-05-1437 Hijri.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

SAWIRRO: Xaflad XarigGa Looga Jarayey Isbitaalka Degmada Jilib Oo Lagu Qabtay Degmadaasi.

SAWIRRO: Xaflad XarigGa Looga Jarayey Isbitaalka Degmada Jilib Oo Lagu Qabtay Degmadaasi.

June 28, 2022
Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

June 5, 2022
Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

May 31, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.