Dhamaan Dadka Muslimiinta Waxaan Leenahay Ciid Mubaarak.

Iyadoo Caawa ay tahay Kowda bisha Shawaal Maalinta Bari oo Jimca Ahna waa maalinta kowaad ee Ciidul Fidri waxa uu Webseydka Calamada dhageytayaashiisa iyo akhristayaashiisa iyo guud ahaan Muslimiinta caalamka ugu hambalyeynayaa munaasabada Ciidul Fidriga oo ka mid ah ciidaha Allaah uu ku maneystay adoomadiisa Muslimiinta ah.

Sidoo kale waxaan Allaah SW weydiisaneynaa inuu naga wada Aqbalo soonkii,Qiyaamkii,Sadaqadii,Qiraa,adii Quraanka iyo guud ahaan cidaabaadkii aan soo sameynay bisha Barakeysan ee Ramadaan oo si toos ah aan u sagootinay saacada ka hor.

Markale Webseydka Calamada waxa guud ahaan dadka Muslimiinta Somaliyeed iyo guud ahaan Muslimiinta caalamka ugu hambalyeynayaa Munaasabada Ciidul Fidriga.

Calamada.com

Comments are closed.