Dhamaan Dadka Muslimiinta Waxaan Leenahay Ramadaan Mubaarak.

Maanta waa Kowda Bisha Barakeysan Ee Ramadaan Sanadka Kun Afar Boqol Soddon Iyo Sagaal Muslimiinta Caalamka oo aan ka mid nahay waxaa u bilaabatay bisha barakeysan ee Ramadaan waana Fursad qaali ah oo sanadkii mar soo marta Muslimiinta.

Maamulka iyo Howlwadeenada Webseydka Calamada.com waxa dhageystayaashiisa,Akhristayaashiisa iyo guud ahaan Muslimiinta Caalamka ugu Hambalyeynayaa Bilashada Bisha Barakeysan Ee Ramadaan.

Allaah SW waxaan ka baryeynaa inuu naga wada dhiga kuwii ka faa’ideysta bishan aadka u kheyrka badan kana aqbalo cibaadada,dadka Muslimiinta ee Geeriyooday waxaan Allaah uga baryeynaa inuu u Naxariisto Janadiisana ka waraabiyo,inta xanuunsanne Allaah ha caafiyo,inta ku jirta Xabsiyada Kufaarta iyo Murtadiintane Allaah haka soo daayo.

Muuse Malaay.

Calamada Online.

Muqdisho Somalia.

Comments are closed.