Difaacyada Ciidamada Burundi Oo La Duqeeyay.

???????????????????????????????Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin waxey saacadihii lasoo dhaafay mar kale duqeeyeen difaacyada ciidamada Kufaarta Burundi ay ka sameysteen deegaanka Ceelbaraf ee gobalka Shabeelada dhexe.

Jugta madaafiicda waxaa si aad ah looga maqlayay degmooyin iyo deegaano ka kala tirsan gobalada Shabeelada dhexe iyo Hiiraan.

Dadka deegaanka ayaa xaqiijiyay in dhowr madfac gudaha u galeen difaacyada gaalada Burundi walow si rasmi ah aan loo xaqiijin inta uu la egyahay khasaaraha nafeet iyo midka hantiyadeed ee askarta Burundi kasoo gaartay duqeyntaasi.

Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa labadii todobaad ee u dambeysay kordhiyay duqeynta dhanka madaafiicda ah ee ay ku garaacayaan difaacyada shisheeyaha ee deegaanka Ceelbaraf oo hoostaga degmada Mahadaay ee gobalka Shabeelada dhexe.

Calamada.com

Comments are closed.