Dil Qorsheysan Oo Ka Dhacay Degmada Yaaqshiid.

Rag hubeysan waxey qeybo ka mid ah degmada Yaaqshiid ee magaaladan Muqdisho ka geysteen dil qorsheysan kaasi oo faahfaahin laga helayo.

Dilkan waxa uu sigaar ah kaga dhacay xaafada Suuq Bacaad ee degmada Yaaqshiid,waxeyna ragga hubeysan dilkan u geysteen askari ka tirsan maleeshiyaatka dowlada Ridada gaar ahaan kuwa Booliska.

Askarigan lagu dilay xaafada Suuq Bacaad ayaa lagu magacaabi jiray Cabdulle Maalin kaasi oo ahaa askari si aad ah u dhibay shacabka ku dhaqan degmada Yaaqshiid gaar ahaan xaafada lagu dilay ee Suuq Bacaad.

Mas’uuliyadda dilkan waxaa sheegtay Xarakada Shaabaabul Mujaahidiin waxa uu dilkan kusoo aadayaa xilli Shabaabul Mujaahidiin ay sii kordhiyeen ugaarsiga xoogan ee ay ku hayaan saraakiisha iyo askarta dowlada Ridada.

Muuse Malaay.

Calamada Online.

Mogadishu, Somalia.

Comments are closed.