Dilal Ka Kala Dhacay Boosaaso Iyo Muqdisho.

Rag hubeysan waxey qeybo ka mid ah magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ku dileen sarkaal ka tirsan maamulka gaala raaca Puntland.

Sarkaalka lagu dilay magaalada Boosaaso waxa uu sigaar ah uga tirsanaay Sirdoonka maamulka Puntland waxeyna ragga hubeysan ka toogteen qeybaha sare ee jirka taasi oo sababtay inuu sarkaalka isla goobta ku dhinta waxaana magaciisa lagu soo gaabiyay Shiine.

Dhanka Magaalada Muqdisho waxey rag hubeysan gudaha suuqa Bakaaraha ku dileen Xuseen Kuulow  oo ka mid ahaa Odayaal ku sheegii wax kasoo xulay xildhibaanada dowlada Ridada gaar ahaan kuwa lagu soo dhisay degmada Jowhar ee gobalka Shabeelada dhexe.

Dilalkan ka kala dhacay magaalooyinka Muqdisho iyo Boosaaso waxaa Mas’uuliyadooda sheegtay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.

Calamada.com

Comments are closed.