Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Diyaarad Laga Leeyahay Dalka Masar Oo Hawada Ku Dhuntay.
  • Allposts
  • Warar

Diyaarad Laga Leeyahay Dalka Masar Oo Hawada Ku Dhuntay.

calamada May 19, 2016 1 min read
117

diyaarad MasarWararka ka imaanaya dalka Masar ayaa sheegaya in gabi ahaan la la’yahay diyaarad nooca rakaabka ah oo laga leeyahay Masar taasi oo markii ugu dambeysay kasoo duushay magaalada Paris ee dalka Faransiiska waxeyna kusoo jeeday dalka Masar.

Wasiirka duulimaadka Masar wuxuu sheegay in diyaaradda ay la socdaan 56 qof rakaab ah iyo 10 qof oo kamid ah shaqaalaha diyaaradda oo uu kamid yahay duuliyaha’iyadoona wararkii ugu dambeeyay ay sheegayaan in rakaabka iyo guud ahaan shaqaalaha diyaarada la socda tiradooda ay gaartay 69 ruux.

Rakaabka la socda diyaarada la la’yahay ayaa dhalasha ahaan kasoo kala jeeda dalalka kala ah Masar’Faransiis’sacuudi’Ciraaq’Kuweynt iyo Al-jeeriya ama Al-jazaa’ir’iyadoona ilaa iyo imika aan la ogaan sababta loo la’yahay diyaaradaasi iyo hadii la afduubtay.

Madaxweynaha Faransiiska oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ciidanka cirka Faransiiska ay ka qeyb qaadanayaan baadi goobka loogu jiro sidii diyaaraddaasi loosoo geli lahaa.

 Diyaaradda oo Numberkeedu ahaa MS804 ayaa loo malaynayaa in ay ku dul dhacday biyahadda, illaa iyo hadda lama oga masiirka dadkii la socday diyaaradda lala’yahay.

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Askari Ka Tirsan Dowlada Federaalka Oo Beledweyne Lagu Dilay.
Next: Dhageyso Warka Duhur Ee Andalus 12-08-1437 Hijri.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

Dhageyso Dardaarankii Ugu Dambeeyay Ee Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

Dhageyso Dardaarankii Ugu Dambeeyay Ee Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

August 19, 2022
Dhageyso Muxaadaro Difaaca Quraanka Kariimka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

Dhageyso Muxaadaro Difaaca Quraanka Kariimka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

August 5, 2022
Dhageyso Muxaadaro Dastuur Gaaleedka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

Dhageyso Muxaadaro Dastuur Gaaleedka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

July 22, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022

Sawirro

Daawo Sawirrada: Hubkii Liyuu Booliska looga qabsaday dagaalkii Aato oo lasoo bandhigay.

Daawo Sawirrada: Hubkii Liyuu Booliska looga qabsaday dagaalkii Aato oo lasoo bandhigay.

August 1, 2022
Sawirro+Cod; Dufcadii 4-aad Oo Ka Qalin Jabisay Madarasada Sheekh Abuu Zubeyr Taqabalahullaah.

Sawirro+Cod; Dufcadii 4-aad Oo Ka Qalin Jabisay Madarasada Sheekh Abuu Zubeyr Taqabalahullaah.

July 31, 2022
Sawirrada Weerarka Cag Marinta Ee Deegaanka Caato.

Sawirrada Weerarka Cag Marinta Ee Deegaanka Caato.

July 29, 2022
Sawirro: Dumar Agabyo kala Duwan Ugu Deeqay Ciidamada Mujaahidiinta.

Sawirro: Dumar Agabyo kala Duwan Ugu Deeqay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 27, 2022
Sawirro: Isbitaal Si Carsi Ah Loo Qalabeeyay Oo Laga Furay Degmada Ceeldheer.

Sawirro: Isbitaal Si Carsi Ah Loo Qalabeeyay Oo Laga Furay Degmada Ceeldheer.

July 24, 2022
SAWIRRO: In Ka badan 87 Askari oo Liyuu Police ka Looga Dilay Weeraradii Yeed Iyo Caato

SAWIRRO: In Ka badan 87 Askari oo Liyuu Police ka Looga Dilay Weeraradii Yeed Iyo Caato

July 21, 2022
Sawirro Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan Oo Lagu Aasay Magaalada Bu’aale.

Sawirro Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan Oo Lagu Aasay Magaalada Bu’aale.

July 13, 2022
Fantasyo Qurux Badan Oo Lagu Qabtay Degmada Jilib [Sawirro].

Fantasyo Qurux Badan Oo Lagu Qabtay Degmada Jilib [Sawirro].

July 12, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.