Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Sawirro
  • Muxaadarooyin
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • Diyaaradaha Ruushka Iyo Kuwa Nidaamka Oo Duqeymo Ka Geystay Gobolka Idlib.
  • Allposts
  • Warar

Diyaaradaha Ruushka Iyo Kuwa Nidaamka Oo Duqeymo Ka Geystay Gobolka Idlib.

September 9, 2018

Wararka ka imaanaya gobolka xurta ah ee Idlib ee wadanka Suuriya ayaa ku waramaya in diyaaradaha Ruushka iyo kuwa nidaamka Nuseyriyada ay saacadihii lasoo dhaafay duqeymo ka geysteen deegaanno katirsan gobollada Idlib iyo Xammaah.

Dadka firfircoon ee soo tabiya wararka Jihaadka iyo kacdoonka Suuriya ayaa sheegaya in duqeymo dhowr ah oo geystay khasaare nafeed ay ka dheceen gobollada Idlib iyo Xammaah, kuwaas oo ay geysteen diyaaradaha Ruushka iyo kuwa Nidaamka Bashaar Al-Asad.

Duqeymaha dhacay tan iyo shirkii Jimcaha ka dhacay magaalada Dhahraan ee dhexmaray Ruushka, Iiraan, iyo Turkiga ayaa gaaraya 81 duqeyn, waxaana intaas dheer duqeymaha ay nidaamku u adeegsadeen madaafiicda dhulka oo gaaray 51 duqeyn dhowr maalmood gudahoood.

Ugu yaraan 4 ruux ayaa  la sheegayaa iney ku shahiideen duqeymahan oo ka dhacay deegaannada dhaca baadiyaha Idlib iyo Xammaah.

Gobolka Idlib ayaa waxaa ka taagan xaalad istinfaar ah oo ay dadku ku muujinayaan iney diyaar u yihiin iney ka difaacdaan dhulkooda xamlada milliteri ee ay macquulka tahay iney kusoo qaadaan Ruushka iyo Nidaamka.

Jimcihii banaan baxyo ka dhacay gobolka Idlib salaadda jimcaha kadib ayaa waxaa halkudhig looga dhigay “Khiyaarkeena waa muqaawamada”, waxaana dadka wejiyadooda ka muuqday sida ay diyaarka ugu yihiin iska caabinta cudwaanka Ruushka.

Continue Reading

Previous: Weerar Askar Fara Badan Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Gobalka Aruzjaan.
Next: Masaajidda Muslimiinta Tajakistan Oo Lagu Amray In Ay Uruuriyaan Lacag Lagu Dhisayo Sanam.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-05-1444 Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-05-1444 Hijri

November 26, 2022
Jabhadda Oramada Oo La Wareegay Magaalo U Dhow Addis Ababa.
  • Allposts
  • Warar

Jabhadda Oramada Oo La Wareegay Magaalo U Dhow Addis Ababa.

November 26, 2022
QM Oo Sheegtay Tacaddiyo Ay Ku Kaceen Ciidanka DF.
  • Allposts
  • Warar

QM Oo Sheegtay Tacaddiyo Ay Ku Kaceen Ciidanka DF.

November 26, 2022

Sawirro

Daawo Sawirrada Qaniimada Dagaalkii Labaad Ee Qaayib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Dagaalkii Labaad Ee Qaayib.

November 26, 2022
Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.

November 21, 2022
Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.

November 17, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 16, 2022
Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 15, 2022
Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.

November 14, 2022
Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.

November 13, 2022
Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.

November 12, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro

Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 12, 2022
Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.

November 12, 2022
Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.

November 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 10, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 9, 2022
Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 8, 2022
Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.

November 8, 2022
Sawirro+ Warbixin: Xamlada Tacliinta Wilaayada Jubbooyinka (Degmada Bu’aale)
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+ Warbixin: Xamlada Tacliinta Wilaayada Jubbooyinka (Degmada Bu’aale)

November 7, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.