Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Diyaaradaha Ruushka Oo Duqeeyay Deegaan Dhaca Duleedka Dimishiq.
  • Allposts
  • Warar

Diyaaradaha Ruushka Oo Duqeeyay Deegaan Dhaca Duleedka Dimishiq.

calamada March 5, 2016 1 min read
142

SuuriyaXilli lagu guda jiro maalintii todobaad ee xabad joojintii looga dhawaaqay dalka Suuriya ayaa diyaaradaha dagaalka ee Ruushka waxay wel sii wadaan duqeymaha ay ka geysanayaan dalkaasi, iyagoona duqeyn ku qaaday magaalada Dowma ee ku taalla baadiyaha magaalada Dimishiq.

Magaalada Dowma waxaa maamula Kooxaha Kacdoon wadayaasha ee dalka Suuriya, iyadoo aysan wax saldhigyo ah ku laheyn xoogagga Mujaahidiinta ee laga soo reebay xabad joojinta. Goob joogayaal gudaha magaalada ku sugan ayaa sheegay in Seddax gantaal lagu garaacay meel duleedka ka ah magaaladaasi.

Sidoo kale, wararka ka imaanaya Mandiqadda lagu magacaabo Al-Maraj ee duleedka magaalada Dimishiq waxay sheegayaan in Nidaamka Nuseyriga ah uu Ciidamo aad u badan ku uruurinayo deegaankaasi, iyagoo doonaya inay la wareegeen Mandiqadda Istaraatijga ah ee lagu magacaabo Tal-Farzaat, waxaana arrimahani oo dhan ay dhacayaan wakhti ay todobaad ka hor Wadamada reer galbeedku ay ku dhawaaqeen waxa ay ugu yeereen heshiis xabad joojin ah oo ka dhaqan galaya dalka Suuriya.

Dhinaca kalena dibad baxyo waaweyn oo ay kasoo qeyb galeen kumanaan dadweyne ah ayaa maalintii shalay Salaadda Jimcaha kadib waxay ka dhaceen deegaanno badan oo hoos yimaada gobollada kala ah Xalab, Ximis, Idlib, Darca iyo Dimishiq.

Dibad baxayaashu waxay kor u lulayeen Calamo iyo boorar ay ku xardhanaayeen halku dhigyo ay ku diidanyihiin heshiis ku sheegga xabad joojinta ah ee reer galbeedku ay garwadeenka ka yihiin, waxayna Shacabku ay dalbanayeen inuu sii socdo halganka xorriyad doonka ah ee lagu ridayo Maamulka uu hogaaminayo Bashaar Al-Asad.

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Barnaamijka Caalamulyowm Ee Andalus 25-05-1437 Hijri.
Next: Dhageyso Barnaamijka Faafreebka Wararka Andalus 26-05-1437 Hijri.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

SAWIRRO: Xaflad XarigGa Looga Jarayey Isbitaalka Degmada Jilib Oo Lagu Qabtay Degmadaasi.

SAWIRRO: Xaflad XarigGa Looga Jarayey Isbitaalka Degmada Jilib Oo Lagu Qabtay Degmadaasi.

June 28, 2022
Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

June 5, 2022
Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

May 31, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.