Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Sawirro
  • Muxaadarooyin
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • Diyaaradaha Yahuuda Oo Duqeeyay Magaalada Gaza.
  • Allposts
  • Warar

Diyaaradaha Yahuuda Oo Duqeeyay Magaalada Gaza.

May 23, 2018

Diyaaradahan dagaalka ee Yuhuuda ayaa tiro gantaallo ah ku weeraray dekeda magaalada Gazza.

Gantaalaha Yuhuuda ayaa ayaa beegsaday laba doonyo kaluumaysi ahaa oo ku xirnaa dekeda Macmalka ee galbeedka Magaalada Gzza, kuwaas oo isku diyaarinayay inay ka qab qaataan soo galbinta markab loogu tala galay in lagu jebiyo go’doonka Yuhuudu ay ku hayso Magaalada Gazza..
Duqaynta Yuhuuda oo loo adeegsaday 3 gantaall ayaa dhalisay dab ka kacay doomihii kaluumaysi ee dekeda ku xirnaa.

Wax yar kadib duqaynta loo geystay dekeda Macmal ah ee Magaalada Gazza, ayaa mar kale diyaaradaha Dagaalka Yuhuuda ee buux-dhaafiyay hawada Magaalada waxay duqayn ka geysteen Waqooyiga magaalada Gazza.

Lama soo sheegin wax khasaaro nafeed ah o ka dhashay duqaymaha Yuhuuda, marka laga reebo burbur hantiyeed oo ay geysteen.

Continue Reading

Previous: Akhriso Xog Cusub Oo Laga Helayo Weerarkii Naf Hurnimada Ee Ka Dhacay Afgooye.
Next: Al Shabaab Oo Sheegatay Mas’uuliyadda Xildhibaan lagu Dilay Magaalada Gaalkacyo.

Related Stories

Mujaahidiinta Oo Gudaha U Galay Deegaan ka Tirsan Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Oo Gudaha U Galay Deegaan ka Tirsan Jubbooyinka.

November 24, 2022
Saddex Qof Oo Ku Dhimatay Galbeedka Kenya.
  • Allposts
  • Warar

Saddex Qof Oo Ku Dhimatay Galbeedka Kenya.

November 24, 2022
Dagaallo Culus Oo Ka Socda Gobolka Oromada.
  • Allposts
  • Warar

Dagaallo Culus Oo Ka Socda Gobolka Oromada.

November 24, 2022

Sawirro

Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.

November 21, 2022
Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.

November 17, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 16, 2022
Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 15, 2022
Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.

November 14, 2022
Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.

November 13, 2022
Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.

November 12, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro

Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 12, 2022
Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.

November 12, 2022
Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.

November 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 10, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 9, 2022
Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 8, 2022
Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.

November 8, 2022
Sawirro+ Warbixin: Xamlada Tacliinta Wilaayada Jubbooyinka (Degmada Bu’aale)
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+ Warbixin: Xamlada Tacliinta Wilaayada Jubbooyinka (Degmada Bu’aale)

November 7, 2022
Akhriso+Sawiro Shir U Socday Culumada Wilaayaatka Islaamiga Oo Soo Gabagaboobay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Akhriso+Sawiro Shir U Socday Culumada Wilaayaatka Islaamiga Oo Soo Gabagaboobay.

October 26, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.