Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Sawirro
  • Muxaadarooyin
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • Diyaarado Meydad Iyo Dhaawacyo Ka Qaaday Degmada Jalalaqsi.
  • Allposts
  • Warar

Diyaarado Meydad Iyo Dhaawacyo Ka Qaaday Degmada Jalalaqsi.

April 5, 2017

Iyadoo habeenkii xalay dagaal culus uu ka dhacay degmada Jalalaqsi ee gobalka Hiiraan kaasi oo u dhaxeeyay ciidamada Shabaabul Mujaahidiin iyo Ciidamada dowlada Ridada Jabuuti waxaa isasoo taraya faahfaahinada laga helayo dagaalkaasi.

Barqo nimadii maanta waxa degmada Jalalaqsi soo caga dhigtay Saddex diyaarad oo kuwa Eelecobtarka ah kuwaasi oo la xaqiijiyay iney halkaasi ka qaadeen meydadka iyo dhaawacyada askar Jabuutiyaan ah kuwaasi oo Baqti iyo dhaawac ku noqday dagaalka xalay ka dhacay degmadaasi.

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ayaa xalay si gaar ah u weeraray saddex fariisin oo ciidamada Jabuuti ay ka sameysteen dhanka Galbeed ee degmada Jalalaqsi kuwaasi oo kala ah Buundada degmada’Beerta Xayawaanka oo ah goob qaadka lagu iibin jiray oo hadda saldhig u ah ciidamada Jabuuti iyo saldhig saddexaad oo Jabuutiyaanka ay ka sameysteen waddo hoose oo ka baxday degmada Jalalaqsi oo aada dhanka deegaanka Fiidow.

Dadka degmada Jalalaqsi oo la hadlay warbaahinta qaar ayaa xaqiijiyay in dagaalkii xalay uu ka mid noqonaya dagaaladii ugu cuslaay ee ka dhacay degmadaasi.

Calamada.com

Continue Reading

Previous: Ciidamada Jabuuti Oo Lagu Weeraray Gobalka Hiiraan.
Next: Ciidamada Itoobiya Oo Galgaduud Qarax Lagula Beegsaday.

Related Stories

Qarax Lagu Beegsaday Maleeshiyaad Ka Firxaday Weerarkii Qaayib.
  • Allposts
  • Warar

Qarax Lagu Beegsaday Maleeshiyaad Ka Firxaday Weerarkii Qaayib.

November 25, 2022
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -01-5-1444-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -01-5-1444-Hijri

November 25, 2022
Degdeg: Warbixinta Weerar Cagmarin Ah Oo Mar Kale Ka Dhacay Galgaduud.
  • Allposts
  • Warar

Degdeg: Warbixinta Weerar Cagmarin Ah Oo Mar Kale Ka Dhacay Galgaduud.

November 25, 2022

Sawirro

Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.

November 21, 2022
Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.

November 17, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 16, 2022
Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 15, 2022
Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.

November 14, 2022
Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.

November 13, 2022
Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.

November 12, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro

Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 12, 2022
Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.

November 12, 2022
Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.

November 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 10, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 9, 2022
Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 8, 2022
Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.

November 8, 2022
Sawirro+ Warbixin: Xamlada Tacliinta Wilaayada Jubbooyinka (Degmada Bu’aale)
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+ Warbixin: Xamlada Tacliinta Wilaayada Jubbooyinka (Degmada Bu’aale)

November 7, 2022
Akhriso+Sawiro Shir U Socday Culumada Wilaayaatka Islaamiga Oo Soo Gabagaboobay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Akhriso+Sawiro Shir U Socday Culumada Wilaayaatka Islaamiga Oo Soo Gabagaboobay.

October 26, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.