Dood: Xildhibaan Ka Tirsan DF Oo Cod Dheer Ku Sheegay In Dalka La Haysto(Dhageyso).

xildhibaana ridadaIyadoo la og yahay in xildhibaanada Baarlamaanku mas’uul ka ahaayeen ciidamada shisheeye ee dalka kusoo duulay kadib markii ay iyagu ansixiyeen, ayaa waxa hadda la arkayaa iyagoo sheegaya in dalka la haysto.

Xildhibaan Cabdi Barre iyo Dhaqtar Xanafi Cabdi Sh/Aadan ayaa ka dooday xaaladda dalku marayo, ciidamada Itoobiyaanka ah ee gaaray magaalada Kismayo, shirka 10 bisha dhacaya iyo arimo kale, waxayna isla qireen in dalku uu ku dhacay gacan gumeysi una baahan yahay badbaado.

Dalkan Ka Dhageyso Dood Dr Xnafi iyo xildhibaan Cabdi Barre

Comments are closed.