Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Dowlada Mareykanka Oo Muwaadiniinteeda Uga Digtay Dalka Kenya.
  • Allposts
  • Warar

Dowlada Mareykanka Oo Muwaadiniinteeda Uga Digtay Dalka Kenya.

calamada January 15, 2017 1 min read
66

aqalka-cad-ee-mareykankaWar rasmi ah oo kasoo baxay wazaarada Arimaha dibada dowlada Nasaarada Mareykanka ayeey Muwaadiniinteeda uga digtay iney u safraan dalka Kenya.

Qoraalka ayaa lagu xusay in cabsi xoogan dowlada Nasaarada Mareykanka ka qabto in Shabaabul Mujaahidiin weeraro ka fuliyaan gudaha dalka Kenya waxyeelana ay kasoo gaarta dadka American-ka ah ee ku sugan gudaha dalka Kenya.

Wazaarada Arimaha dibada Mareykanka ayaa dadkeeda uga digtay in tagaan magaalooyinka waaweyn ee dalka Kenya sida Nayroobi iyo Mombasa’waxeyna sidoo kale uga digeen hoteelada iyo goobaha loo dalxiis tago ee dalka Kenya.

Qoraalka Mareykanka kasoo baxay ayaa sidoo kale lagu muujiyay iney cabsi ka qabaan in muwaadiniintooda lagu qafaashay gudaha dalka Kenya.

Mareykanka ayaa xusay in sanadkii dhamaaday weeraro ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ka fuliyeen gudaha dalka Kenya lagu dilay 122 Nasaaro Kenyaati ah.

Maalmo ka hor ayeey aheed markii sidoo kale dowlada Nasaarada Mareykanka dadkooda uga digtay iney u safraan dalka Somaliya.

Muuse Malaay.

Calamada Online.

Muqdisho Somalia.

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Qarax Ka Dhacay Deegaanka Leego Ee Shabeelada Hoose.
Next: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Iyo Kuwa Shisheeyaha Oo Sh/hoose Ku Dagaalamay.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

May 4, 2022
DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

May 3, 2022
Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

May 3, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

May 2, 2022
Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

May 2, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.