Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Ethiopia “Dhib badan Ayaa Nagu Heysta Soomaaliya”.
  • Allposts
  • Warar

Ethiopia “Dhib badan Ayaa Nagu Heysta Soomaaliya”.

calamada April 29, 2016 1 min read
112

calanka-itoobiyaDawladda Xabashida Itoobiya ayaa markii ugu horeysay sheegtay iney aad uga xun tahay waxa ay ugu yeertay “marnaanta siyaasadeed” ee ka jirta deegaanada ay ka qabsadeen Xarakada Al-Shabaab iyagoona ku eedeeyay DF-ka ineysan buuxin Karin howsha loo baahan yahay.

Afhayeenka Wasiirka Arrimaha Dibadda dowlada Kufriga Xabashida Itoobiya gaalka lagu magacaaba Tuwelda Moligiita oo la hadlay wakaaladda wararka Turkiga ee Anaadool ayaa sheegay taxaddiyada ugu weyn ee ciidankooda ku heysta Soomaaliya iney ka mid tahay wax barnaamij siyaasadeed ah in uusan jirin oo loo hayyo dhulka ay ka qabsadaan Al-Shabaab.

Moligiita ayaa qiray in dhib badan ay ciidamadoodu ku wajahayaan gudaha Somaaliya, oo ay ugu weyn tahay saadka iyo maareynta deegaanada ay duulaanka ku qabsadaan.

Afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiyaanka ah ayaa dhanka kale walwal ka muujiyay dhaqaalaha laga jaray Ciidamada Shisheeyaha Afrikaanka, waxaana uu arrintaas ku tilmaamay mid maja-xaabineysa waxa uu ugu yeeray guulihii ay soo hooyeen.
“Arrinta ah in la dhimayo dhaqaalaha waa ceego (dhuun qabasho), waa walwal weyn, waxey ka dhigan tahay. Horumarkii aan xaqiijinnay oo meesha ka baxay” ayuu yiri Tuwelda Moligiita.
Dawladda Kufriga Xabashida Itoobiya ayaa ciidankeeda ugu badan waxey ka dagaalamayaan gobollada Galgaduud,Gedo,Baay iyo Bakool, waxaana la rumeysan yahay in dalka ay ku soo xaaqeen kumanaan ciidamo ah oo aan u diiwan galsaneyn waxa loogu yeero “Howlgalka AMISOM”.

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: 1379 Sanadood Kadib Magaalada Xalab Ee Dalka Suuriya Oo Aan Maanta Lagu Tukan Salaadda Jimcaha.
Next: Dhageyso Warka Subax Ee Andalus 23-07-1437 Hijri.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

SAWIRRO: Xaflad XarigGa Looga Jarayey Isbitaalka Degmada Jilib Oo Lagu Qabtay Degmadaasi.

SAWIRRO: Xaflad XarigGa Looga Jarayey Isbitaalka Degmada Jilib Oo Lagu Qabtay Degmadaasi.

June 28, 2022
Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

June 5, 2022
Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

May 31, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.