Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Sawirro
  • Muxaadarooyin
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • Faahfaahin Laga Helayo Dagaal Ka Dhacay Degmada Dayniile.
  • Allposts
  • Warar

Faahfaahin Laga Helayo Dagaal Ka Dhacay Degmada Dayniile.

July 31, 2018

Saddex ka tirsan Maleeshiyaatka dowlada Ridada ayaa lagu dilay weerar xalay ay Ciidamo ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay ku qaadeen fariisimo ciidan oo ku yaalla degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho.

Saraakiil ka tirsan Ciidamada Mujaahidiinta ee ka howgala magaalada Muqdisho ayaa sheegay in weerarka lagu beegsaday goob fariisimo ah oo ku taalla agagaarka gigada diyaaradaha degmada Dayniile, waxaana u suuragashay Mujaahidintu iney la wareegaan goobta.

Hub isagu jira qoryaha fudud oo kala ah 2 AK47, 1 M16 iyo Bastoolad ayaa laga furtay Ciidamadii goobta lagu weeraray, waxaana sidoo kale la gubay 2 gaari oo goobta yaallay.

Isla xalay ayay aheyd markii Mujaahidintu ay 2 qarax ku weerareen fariisimayaal ku yaalla degmooyinka Howlwadaag iyo Hodon, iyadoona ay muuqato in howlgallada Mujaahidiinta ee Muqdisho ay dardar xoog leh ku socdaan.

Continue Reading

Previous: Weerar Gaadiid Lagu Gubay Oo Ka Dhacay Degmada Dayniile.
Next: Qarax Ka Dhacay Degmada Buulo Burde.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Toosinta Ubadka-Jimco-01-05-1444-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga
  • Warar

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Toosinta Ubadka-Jimco-01-05-1444-Hijri.

November 25, 2022
Shabaabul Mujaahidiin Oo Duqeeyay Xerada Daynuunaay.
  • Allposts
  • Warar

Shabaabul Mujaahidiin Oo Duqeeyay Xerada Daynuunaay.

November 25, 2022
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -01-05-1444 Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -01-05-1444 Hijri

November 25, 2022

Sawirro

Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.

November 21, 2022
Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.

November 17, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 16, 2022
Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 15, 2022
Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.

November 14, 2022
Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.

November 13, 2022
Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.

November 12, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro

Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 12, 2022
Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.

November 12, 2022
Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.

November 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 10, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 9, 2022
Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 8, 2022
Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.

November 8, 2022
Sawirro+ Warbixin: Xamlada Tacliinta Wilaayada Jubbooyinka (Degmada Bu’aale)
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+ Warbixin: Xamlada Tacliinta Wilaayada Jubbooyinka (Degmada Bu’aale)

November 7, 2022
Akhriso+Sawiro Shir U Socday Culumada Wilaayaatka Islaamiga Oo Soo Gabagaboobay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Akhriso+Sawiro Shir U Socday Culumada Wilaayaatka Islaamiga Oo Soo Gabagaboobay.

October 26, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.