Faahfaahin Laga Helayo Qarax Ka Dhacay Agagaarka Degmada Wallanweyn.

Waxaa sii kordhaya khasaaraha ka dhashay qarax culus oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay qeybo ka mid ah wadada isku xirta deegaanka Warmaxan iyo degmada Wallanweyn ee gobalka Shabeelada hoose.

Qaraxan waxaa lala beegsaday gaari Cabdi Bile ah oo ay la socdeen maleeshiyaatka dowlada Ridada,iyadoona ay sii kordheyso khasaaraha nafeet ee ka dhashay qaraxaasi.

Wararkii ugu dambeeyay waxey sheegayaan in qaraxaasi lagu dilay Sideed askari oo ka tirsan maleeshiyaatka dowlada,sidoo kale waxaa burburay gaariga ay miinada la kacday waxaana intaas sii dheer in tirada kale ee maleeshiyaatka dowlada ee gaariga la socday iyaguna ay dhaawacmeen.

Qaraxan waxa uu kusoo aadayaa xilli saacadihii lasoo dhaafay weeraro khasaara lagu gaarsiiyay ciidamada Saliibiyiinta Mareykanka iyo kuwa Kufaarta Afrikaanta ay ka dhaceen duleedyada degmada Afgooye iyo deegaanka Ceelwareegow ee gobalka Shabeelada hoose.

Calamada.om

1 Comment
  1. Anonymous says

    Allahu akbar allahu Akbar allahu akbar

Comments are closed.