Faahfaahin Laga Helayo Qarax Ka Dhacay Degmada Dharkenley.

Weerarkan oo ahaa mid qarax ah waxey ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ee ka howlgala magaalada Muqdisho la beegsadeen maleeshiyaat ka tirsan kuwa dowlada Ridada Somalia.

Qaraxan waxa uu sigaar ah kaga dhacay goob ay ku sugnaayeen Maleeshiyaatka Murtadiinta oo ku taala degmada Dharkenley ee magaalada Muqdisho,iyadoo dhawaaqa qaraxa laga maqlay xaafadaha degmadaasi.

Inta la xaqiijiyay qaraxan waxaa lagu dhaawacay Saddex askari oo Muratdiinta kuwaasi oo dhaawacyadooda culusyihiin,waxaana ugu dambeyntii dhaawacyadooda goobta ka qaaday maleeshiyaat kale oo Muratdiin ah kuwaasi oo qaraxa kadib goobta soo gaaray.

Qaraxan ayaa kusoo aadaya xilli maalmihii lasoo dhaafay ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ay sii kordhiyeen weerarada ka dhanka ah dowlada Farmaajo iyo kuwa Kufaarta ee ay ka fulinayaan gudaha magaalada Muqdisho.

Muuse Malaay.

Calamada Online.

Mogadishu, Somalia.

Comments are closed.