Faahfaahin Laga Helayo Weerar Ka Dhacay Gobalka Shabeelada Dhexe.

Waxaa sii kordhaya khasaaraha maleeshiyaatka dowlada Ridada lagu gaarsiiyay weerar dhabba gal ah oo ka dhacay wadada xiriirisa degmooyinka Jowhar iyo Balcad oo ka wada tirsan gobalka Shabeelada dhexe.

Weerarka dhabba galka ah waxa uu sigaar ah kaga dhacay agagaarka deegaanka Qalimow,iyadoo kamiinkan khasaara lagu gaarsiiyay maleeshiyaatka dowlada Ridada.

Inta la xaqiijiyay weerarakan dhabba galka ah waxaa lagu dilay Shan askari oo maleeshiyaatka Murtadiinta ah waxaana lagu gubay gaari Tikniko ah oo qoriga Dhashiikaha saaranyahay.

Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin waxey qaniimeysteen oo gacanta ku dhigay hub isugu jirta midka culus iyo kuwa Fudud hubkaasi oo ay lahaayeen maleeshiyaatka dowlada ee kamiinkaasi loo dhigay.

Calamada.om

Comments are closed.