Waxaa sii kordhaya khasaaraha maleeshiyaatka Nabadsugida dowlada Ridada federaalka kasoo gaartay weerar qorsheysan oo habeenkii xalay ciidamada Mujaahidiinta ka fuliyeen xaafada Suuqa xoolaha ee degmada Hilwaa.
Weerarkan ayaa yimid kadib markii ciidamo ka tirsan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ay weerar ku qaadeen gaari ay la socdeen maleeshiyaatka nabadsugida Ridada’waxeyna ciidamada Mujaahidiinta rasaas ooda kaga qaadeen gaarigii ay la socdeen maleeshiyaatka Murtadiinta.
Saraakiil ka tirsan dowlada Ridada federaalka ayaa qirtay in weerarkaasi looga dilay hal askari islamarkaana looga dhaawacay saddex askari’balse wararka qaar ayaa sheegaya in ilaa iyo 6 askari oo ka tirsan Murtadiinta ay dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen weerarkaasi.
Weerarkan ayaa kusoo aadaya xilli habeen hore ku dhawaad 6 ruux oo isugu jirta saraakiil iyo askar ka tirsan dowlada federaalka lagu kala dilay gudaha iyo duleedka magaalada Muqdisho.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Muqdisho Somali.