Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Duruus
  • Sawirro
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • Faahfaahin Laga Helayo Weerarkii Mudug+Qarax Ka Dhacay Bari.
  • Allposts
  • Warar

Faahfaahin Laga Helayo Weerarkii Mudug+Qarax Ka Dhacay Bari.

January 21, 2023

Xogo iyo tafaasiil dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaallo dhowr jeer lagu jabiyay maleeshiyaadka uu sida gaarka ah usoo carbiyay Maraykanka ee loo yaqaan Baangaraafta, kuwaas oo maanta ka dhacay bacaadka Faarax Aadan ee dhaca duleedka degmada Xarardheere ee wilaayada Mudug.

Dagaallada oo la isku soo noqnoqday dhowr jeer ayna barbar socdeen qaraxyo xooggan oo gaaraya illaa 2 qarax ayaa maleeshiyaadka murtadiinta ee uu soo tabobaray Maraykanka lagu jabiyay illaa 5 jeer, khasaaraha dhimasho ayaana gaaray 7 askari oo qaarkood ay goobta dagaalka kaga carareen murtadiinta, waxaa sidoo kale dagaalladii maanta ku dhaawacmay 3 askari oo Baangaraaf ah, wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in maleeshiyaadkan oo jabay ay dib ugu laabteen degmada Xarardheere.

Dhinaca kale qarax saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay gudaha magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari waxay Mujaahidiintu la eegteen gaari ay la socdeen maleeshiyaad murtadiin ah oo ka tirsan maamulka ashahaada la dirirka ah ee Puntland, inta la xaqiijiyay waxaa burburay gaariga qaraxa lala eegtay, iyadoo ay jiraan khasaare kala duwan oo soo gaaray maleeshiyaadka murtadiinta.

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -28-06-1444 Hijri
Next: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -28-06-1444-Hijri

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -19-05-1445-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -19-05-1445-Hijri.

December 2, 2023
Askari Ka Tirsan Ciidanka Ingiriiska Oo Lagu Dilay Kenya.
  • Allposts
  • Warar

Askari Ka Tirsan Ciidanka Ingiriiska Oo Lagu Dilay Kenya.

December 2, 2023
Yahuudda Oo Boqollaal Falastiiniyiin Ah Ku Dishay Marinka Gaza.
  • Allposts
  • Warar

Yahuudda Oo Boqollaal Falastiiniyiin Ah Ku Dishay Marinka Gaza.

December 2, 2023

Sawirro

Daawo Mujaahidiinta Oo Gurmad Raashin Iyo Dawo Ah Gaarsiiyay Hargaysa Yareey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Mujaahidiinta Oo Gurmad Raashin Iyo Dawo Ah Gaarsiiyay Hargaysa Yareey.

November 28, 2023
Sawirro: Guddiga Maaraynta Fatahaadaha Mujaahidiinta Oo Raashin Qaybin Sameeyay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Guddiga Maaraynta Fatahaadaha Mujaahidiinta Oo Raashin Qaybin Sameeyay.

November 26, 2023
Sawirro: Mujaahidiinta Al-qaacidda Maali Oo Cagta Mariyay Saldhig Millatari.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Al-qaacidda Maali Oo Cagta Mariyay Saldhig Millatari.

November 25, 2023
Daawo Ciidamada Mujaahidiinta Oo Daad-guraynaya Dadka Fatahaaduhu Saameeyeen.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Ciidamada Mujaahidiinta Oo Daad-guraynaya Dadka Fatahaaduhu Saameeyeen.

November 23, 2023
Daawo Sawirrada Kulanka Wacyigelinta Fatahaadaha Oo Lagu Qabtay Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Kulanka Wacyigelinta Fatahaadaha Oo Lagu Qabtay Sh/hoose.

November 22, 2023
Daawo Guddiga Gurmadka Fatahaadaha Mujaahidiinta Oo Daabulaya Boqollaal Qoysas Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Guddiga Gurmadka Fatahaadaha Mujaahidiinta Oo Daabulaya Boqollaal Qoysas Ah.

November 20, 2023
Daawo Dedaallada Mujaahidiinta Iyo Ka Hortagga Fatahaadaha Wabiga Jubba.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Dedaallada Mujaahidiinta Iyo Ka Hortagga Fatahaadaha Wabiga Jubba.

November 17, 2023
Sawirro: Dadka Ka Barakacay Gaza Oo Xaalad Adag Ku Wajahaya Koonfurta Marinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Dadka Ka Barakacay Gaza Oo Xaalad Adag Ku Wajahaya Koonfurta Marinka.

November 16, 2023
Baadari Kenyaan Ah Oo Ku Dhintay Shil Ka Dhacay Koonfurta Kenya.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Baadari Kenyaan Ah Oo Ku Dhintay Shil Ka Dhacay Koonfurta Kenya.

November 13, 2023
Daawo+Dhagayso: Falastiinigii Hurdada U Diiday Yahuudda Oo Ku Shahiiday Qudus.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo+Dhagayso: Falastiinigii Hurdada U Diiday Yahuudda Oo Ku Shahiiday Qudus.

November 6, 2023
Daawo Daadad Xooggan Oo Kusoo Rogmaday Gaalkacyo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Daadad Xooggan Oo Kusoo Rogmaday Gaalkacyo.

November 5, 2023
Daawo Yahuudda Oo Xasuuq Kale Ka Gaysatay Marinka Gaza.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Yahuudda Oo Xasuuq Kale Ka Gaysatay Marinka Gaza.

October 31, 2023
Daawo Sawirrada Dagaalladii Murtadiinta Khasaaraha Culus Lagu Gaarsiiyay Ee Jicibow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dagaalladii Murtadiinta Khasaaraha Culus Lagu Gaarsiiyay Ee Jicibow.

October 26, 2023
7 Qof Oo Ku Dhimatay Shil Ka Dhacay Koonfurta Maraykanka+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

7 Qof Oo Ku Dhimatay Shil Ka Dhacay Koonfurta Maraykanka+Sawirro.

October 24, 2023
Daawo Sawirrada Iyo Muuqaalka Duqaynta Diyaaradaha Maraykanku Ka Gaysteen Bu’aale.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Iyo Muuqaalka Duqaynta Diyaaradaha Maraykanku Ka Gaysteen Bu’aale.

October 24, 2023
Sawirro: Dibadbax Lagu Taageerayay Muslimiinta Falastiin Oo Ka Dhacay Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Dibadbax Lagu Taageerayay Muslimiinta Falastiin Oo Ka Dhacay Buq-aqable.

October 22, 2023
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.