Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Sawirro
  • Muxaadarooyin
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • Faahfaahin Laga Helayo Weeraro Ka Kala Dhacay Baay,Bakool Iyo Shabeelada Hoose.
  • Allposts
  • Warar

Faahfaahin Laga Helayo Weeraro Ka Kala Dhacay Baay,Bakool Iyo Shabeelada Hoose.

July 1, 2019

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaraxyo khasaara badan dhaliyay oo ciidamada Xabashida Itoobiya saacadihii lasoo dhaafay lagula beegsday Wadada xiriirisa Degmada Bardaale iyo Deegaanka Awdiinle oo ka wada tirsan Wilaayada Baay iyo Bakool.

Ciidamada Itoobiyaanka ee dhimashada iyo dhaawaca ku noqday Qaraxa ayaa ah Lix iyo Toban Askari, Waxaa sidoo kale Xabashida Itoobiya Qaraxyadaasi looga gubay Gaadiid dagaal.

Sidoo kale duleedka degmada Xudur weerar ka dhacay waxaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday ku dhawaad Toban ka tirsan Maleeshiyaatka Maamulka Gaala Raaca isku magacaabay Konfur Galbeed.

Dhinaca kale wararka laga helayo deegaanka Zabiid ee duleedka degmada Afgooye ayaa sheegaya in dagaal culus uu galabta halkaas ka dhacay, dagaalka ayaa yimid kadib markii xoogaga Al Shabaab ay wadada ugaleen maleeshiyaad Bangaraaf ah oo isku dayay in ay dhaq dhaqaaq sameeyaan.

Weerar kale oo ka dhacay tuulada Ceel Siliindi ayaa lagu beegsaday maleeshiyaad katirsan dowladda Federaalka gaar ahaan kuwa lagu tababaray saldhigga ciidamada Turkiga ee magaalada Muqdisho

Continue Reading

Previous: Askar Itoobiyaan Ah Oo Lagu Dilay Wilaayada Baay Iyo Bakool.
Next: Cawil Tubaako Oo U Geeriyooday Dhaawacii Soo Gaaray.

Related Stories

Jabhadda Oramada Oo La Wareegay Magaalo U Dhow Addis Ababa.
  • Allposts
  • Warar

Jabhadda Oramada Oo La Wareegay Magaalo U Dhow Addis Ababa.

November 26, 2022
QM Oo Sheegtay Tacaddiyo Ay Ku Kaceen Ciidanka DF.
  • Allposts
  • Warar

QM Oo Sheegtay Tacaddiyo Ay Ku Kaceen Ciidanka DF.

November 26, 2022
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -02-05-1444 Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -02-05-1444 Hijri

November 26, 2022

Sawirro

Daawo Sawirrada Qaniimada Dagaalkii Labaad Ee Qaayib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Dagaalkii Labaad Ee Qaayib.

November 26, 2022
Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.

November 21, 2022
Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.

November 17, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 16, 2022
Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 15, 2022
Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.

November 14, 2022
Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.

November 13, 2022
Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.

November 12, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro

Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 12, 2022
Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.

November 12, 2022
Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.

November 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 10, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 9, 2022
Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 8, 2022
Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.

November 8, 2022
Sawirro+ Warbixin: Xamlada Tacliinta Wilaayada Jubbooyinka (Degmada Bu’aale)
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+ Warbixin: Xamlada Tacliinta Wilaayada Jubbooyinka (Degmada Bu’aale)

November 7, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.