Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Duruus
  • Sawirro
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • Faahfaahin Weerar Kenyaati Lagu Dilay Oo Lamu Ka Dhacay.
  • Allposts
  • Warar

Faahfaahin Weerar Kenyaati Lagu Dilay Oo Lamu Ka Dhacay.

August 18, 2017

Wararka ka imaanaya Jaziirada Lamu oo ka mid ah dhulalka Muslimiinta ee xooga ay ku heysata dowlada Nasaarada Keya waxey sheegayaan in saacadihii lasoo dhaafay  weerar ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ay ka fuliyeen deegaan ka tirsan Jaziirada Lamu lagu dilay Nasaaro Kenyaati ah.

Ugu yaraan 5 kenyaan ah ayaa lagu dilay weerar xalay saqdii dhexe ka dhacay degmada Maleli oo katirsan gobolka Lamu.

War rasmi ah oo kasoo baxay xarakada Al Shabaab ayaa lagu sheegay in weerarka oo ahaa mid qorshaysan lagu beegsaday dadka Kirishtaanka Kenyaanka ah ee lagu deegaameeyay gobolka Lamu.

Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab waxay xaqiijisay in 8 guri oo dad Kenyaan ah deganaayeen lagu gubay weerarka islamarkaana la waxyeeleeyay gaadiid yiillay gudaha deegaanka Maleli.

Warbaahinta maxalliga Kenya ayaa faafisay in waxyeella xooggan ay dadka deegaanka kasoo gaartay weerarkii xalay ka dhacay deegaanka Maleli islamarkaana ay bilaawdeen Mowjado Barakac ah oo ay samenayaan dadka Kenyaanka ah.

Waa weerarkii 2-aad ee ka dhaca gudaha Kenya tan iyo markii Uhuru Kenyatta uu ku guuleystay doorashooyinkii madaxtinimada dalka Kenya.

Continue Reading

Previous: Dhageyso Waaliga Hiiraan Oo Arimo Muhiim Ah Laga Wareystay.
Next: Ku Dhawaad Labaatan Askari American Ah Oo Lagu Dilay Afghanistan.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -17-03-1445-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -17-03-1445-Hijri.

October 2, 2023
Askar Murtadiin Ah Oo Lagu Dilay Qarax Ka Dhacay Sh/dhexe.
  • Allposts
  • Warar

Askar Murtadiin Ah Oo Lagu Dilay Qarax Ka Dhacay Sh/dhexe.

October 2, 2023
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -17-03-1445-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -17-03-1445-Hijri.

October 1, 2023

Sawirro

Daawo+Dhagayso: Xafladda Caleema-saarka Nabaddoonka Baada-cadde Ee Banaadir.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo+Dhagayso: Xafladda Caleema-saarka Nabaddoonka Baada-cadde Ee Banaadir.

September 30, 2023
Sawirro+Warbixin: Mujaahidiinta Al-qaacidda Oo Weerar Cagmarin Ah Ka Fuliyay Mali.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Mujaahidiinta Al-qaacidda Oo Weerar Cagmarin Ah Ka Fuliyay Mali.

September 30, 2023
Daawo+Dhagayso: Haweenka Jilib Oo Agabyo Muhiim Ah Ku Wareejiyay Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo+Dhagayso: Haweenka Jilib Oo Agabyo Muhiim Ah Ku Wareejiyay Mujaahidiinta.

September 23, 2023
Daawo Sawirro Hor Leh Iyo Maydadka Xabashida Oo Daadsan Duleedka Rabdhuure.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Hor Leh Iyo Maydadka Xabashida Oo Daadsan Duleedka Rabdhuure.

September 21, 2023
Daawo Sawirrada Halaaggii Xabashida Itoobiya Ku Qabsaday Duleedka Rabdhuure.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Halaaggii Xabashida Itoobiya Ku Qabsaday Duleedka Rabdhuure.

September 18, 2023
Daawo Sawirrada Xasuuqii Ciidanka Danab Loogu Gaystay Deegaanka Ceel-lahelay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xasuuqii Ciidanka Danab Loogu Gaystay Deegaanka Ceel-lahelay.

September 16, 2023
Daawo+Dhagayso Haweenka Buqaqable Oo Hadiyado Ku Wareejiyay Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo+Dhagayso Haweenka Buqaqable Oo Hadiyado Ku Wareejiyay Mujaahidiinta.

September 13, 2023
Sawirro+Codad: Diyaaradaha Kenya Oo Dad Rayid Ah Ku Duqeeyay Ceel-cadde Iyo Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Codad: Diyaaradaha Kenya Oo Dad Rayid Ah Ku Duqeeyay Ceel-cadde Iyo Saakow.

September 13, 2023
Daawo Inka Badan 2500 Oo Ku Dhimatay Fatahaad Ku Dhufatay Liibiya.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Inka Badan 2500 Oo Ku Dhimatay Fatahaad Ku Dhufatay Liibiya.

September 12, 2023
Daawo Sawirrada Qaraxii Xildhibaannada Lagu Dilay Ee Ka Dhacay Ceel-garas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaraxii Xildhibaannada Lagu Dilay Ee Ka Dhacay Ceel-garas.

September 12, 2023
Daawo Sawirrada Weerarkii Cagmarinta Ahaa Ee Awdheegle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Weerarkii Cagmarinta Ahaa Ee Awdheegle.

September 10, 2023
Daawo Maydadka Maleeshiyaadkii Cagta Lagu Mariyay Nuur-dugle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyaadkii Cagta Lagu Mariyay Nuur-dugle.

September 8, 2023
Daawo Sawiirada Iyo Muuqaalka Xasuuqii Uu Maraykanku Ka Gaystay Ood-weyn.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawiirada Iyo Muuqaalka Xasuuqii Uu Maraykanku Ka Gaystay Ood-weyn.

September 7, 2023
Daawo Ciidanka Difaaca Shareecada Ee Murusade Oo Lagu Soo Dhaweeyay Galhareeri.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Ciidanka Difaaca Shareecada Ee Murusade Oo Lagu Soo Dhaweeyay Galhareeri.

September 6, 2023
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyaadkii Lagu Dilay Weerarkii Daaru-nicma.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyaadkii Lagu Dilay Weerarkii Daaru-nicma.

September 5, 2023
Daawo+Dhagayso: Diyaaradaha Kenya Oo Dad Shacab Ah Ku Duqeeyay Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo+Dhagayso: Diyaaradaha Kenya Oo Dad Shacab Ah Ku Duqeeyay Saakow.

September 4, 2023
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.