Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Faahfaahinada Dagaal Culus Oo Ka Dhacay Gobalka Abyan Ee Dalka Yemen.
  • Allposts
  • Warar

Faahfaahinada Dagaal Culus Oo Ka Dhacay Gobalka Abyan Ee Dalka Yemen.

calamada April 24, 2016 2 min read
108

Abyan YemenMujaahidiinta Ansaaru Shariicah ee Dalka Yemen ayaa maalintii shalay ka hortagay duullaan ballaaran oo qeybo ka tirsan Gobolka Abyan ay kusoo qaadeen Maleeshiyaad ka amar qaata Maamulka Cabdu-Rabbi Haadi Mansuur, kuwaas oo sidoo kale taageero dhinaca Cirka ah ka helayay diyaaradaha dagaalka ee Isbaheysiga Dowladaha Carabta.

Duullaanka lagu soo qaaday magaalooyinka ay Mujaahidiintu ka maamulaan Gobolka Abyan waxa uu qeyb ka yahay xamlo ballaaran oo ay gadaal ka riixeyso Dowladda Imaaraatka Carabta, taas oo dhowaan ka dalbatay Mareykanka in lagu taageero guluf dagaal oo ka dhan ah Mujaahidiinta Ansaaru Shariicah ee maamula dhowr magaalo oo kuyaalla Koonfurta dalkaasi.

Ciidamada Mujaahidiinta oo ka war hayay dhaq dhaqaaqa Meleteri ee iyaga ka dhanka ah ayaa maalintii shalay waxay khasaare xooggan gaarsiiyeen Maleeshiyada Maamulka Cabdu-Rabbi Haadi Mansuur, kadib markii iska hor imaad culus uu labada dhinac ku dhexmaray Waddada isku xirta Mandiqadda Al-Kuud iyo magaalada Dowfas ee Gobolka Abyan.

Sawirro lasoo dhigay barta Twitterka ee Mujaahidiinta Ansaaru Shariicah ayaa waxaa kasoo muuqanayay bur burka gawaari dagaal oo ay lahaayeen Ciidamada Xukuumadda daba dhilifka oo Mujaahidhiintu ay gubeen, iyadoona ilo wareedyo kala duwan ay sheegeen in dagaalladaas lagu dilay toboneeyo Askari oo Yamaniyiin ah.

Khasaare xooggan ayaa sidoo kale Ciidamadaasi kasoo gaaray Camaliyad Istish-haadi ah oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa, kaasi oo lala bartilmaameedsaday xilli ay koox Ciidamo ah ku sugnaayeen meel u dhow Mandiqadda Al-kuud ee Gobolka Abyan.

Dhinaca kalena diyaaradaha dagaalka ee Isbaheysiga Dowladaha Carabta ayaa xalay duqeeyay qeybo ka tirsan Xaafadaha ay ka kooban tahay magaalada Al-Mukalla ee Koonfurta dalka Yemen.

Duqeymaha ay geysteen diyaaradaha dagaalka ayaa waxay waxyeello ku gaarsiiyeen dhowr goobood oo ka tirsan Xarumaha bixiya adeegga bulshada, sida Matoorka ugu weyn ee dabka siiya magaalada Al-Mukallah, iyadoona muddo saacado ah ay Koronto la’aan ahaayeen Xaafado ka tirsan magaaladaasi.

Mujaahidiinta Ansaaru Shariicah ee dalka Yemen ayaa horraantii Sanadkii lasoo dhaafay isku fidiyay gobollo kuyaalla Koonfurta dalkaasi, kadib markii Kooxaha Xuuthiyiintu ay soo qabsadeen magaalada Sancaa iyo magaalooyin kale oo kuyaalla bariga iyo Koonfurta dalkaasi.

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Maleeshiyaatka Dowlada Oo Dilal Iyo Dhac Ka Geystay Duleedka Bardaale.
Next: Dhageyso Warka Duhur Ee Andalus 17-07-1437 Hijri.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

June 5, 2022
Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

May 31, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

May 4, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.