Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Faahfaahino Dheeraad Ah Oo Laga Helayo Qaraxa Lala Beegsaday Gudoomiyaha Beledxaawo.
  • Allposts
  • Warar

Faahfaahino Dheeraad Ah Oo Laga Helayo Qaraxa Lala Beegsaday Gudoomiyaha Beledxaawo.

calamada April 12, 2016 1 min read
129

BALAD-XAAWO-1Saacadihii lasoo dhaafay waxaa gudaha degmada Beledxaawo ee gobalka Gedo qarax culus lagula beegsaday gaari uu lasocday gudoomiyaha dowlada Ridada federaalka ugu magacaaban degmada Beledxaawo kaasi oo lagu magacaaba Yuusuf Muxamed Kaadi.

Dhawaaqa qaraxa ayaa si aad ah looga maqalay xaafadaha kala duwan ee degmada Beledxaawo iyo deegaanada hoostaga’waxaana sidoo kale jugta qaraxa laga maqlay xaafadaha magaalada Mandheera oo ka mid ah dhulka Kenya xooga kaga heysata Somali.

Goob joogayaal ayaa sheegay in guddoomiyaha degmada Beled Xaawo uu si dirqi ah uga badbaaday isku day dil kadib markii qarax lala eegtay gaari uu la socday.

Tiro ka tirsan maleeshiyaatka ilaalada u ahaa gudoomiyaha dowlada Ridada ugu magacaaban degmadaasi ayaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday qaraxa’iyadoona sidoo kale burbur xoogan uu soo gaaray gaariga gudoomiyaha isku dayga dilka ah ka badbaaday.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in qaraxa uu ka dhashay walxaha qarxa oo gaariga guddoomiyaha lagu xiray, maleeshiyaad farabadan ayaa gaaray goobta qaraxu ka dhacay balse lamasoo sheegin qab qabasho ay dadka shacabka ah kula dhaqaaqeen.

Calamada.com

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Barnaamijka Faafreebka Andalus 06-07-1437 Hijri.
Next: Dhageyso Warka Subax Ee Andalus 06-07-1437 Hijri.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

SAWIRRO: Xaflad XarigGa Looga Jarayey Isbitaalka Degmada Jilib Oo Lagu Qabtay Degmadaasi.

SAWIRRO: Xaflad XarigGa Looga Jarayey Isbitaalka Degmada Jilib Oo Lagu Qabtay Degmadaasi.

June 28, 2022
Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

June 5, 2022
Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

May 31, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.