Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Faahfaahino Kasoo Baxaya Qaraxa Muqdisho Iyo Mujaahidiinta Alshabaab Oo Sheegtay.
  • Allposts
  • Warar

Faahfaahino Kasoo Baxaya Qaraxa Muqdisho Iyo Mujaahidiinta Alshabaab Oo Sheegtay.

calamada April 11, 2016 1 min read
179

Saacadihii lasoo dhaafay waxaa qaraxa aad u xoogan uu ka dhacay maqaaxi ay ka cunteeyaan saraakiisha nabadsugida’Booliska iyo shaqaalaha dowlada hoose ee Xamar taasi oo ku taala agagaarka xarunta dowlada hoose ee degmada Xamarweyne.

Dhawaaqa qaraxa waxaa si aad ah looga maqlay qeybo badan oo ka mid ah xaafadaha magaalada Muqdisho’iyadoona qaraxa uu dhacay xilli saraakiil fara badan oo ka tirsan dowlada Ridada federaalka ay ka cunteynayeen maqaaxidaasi.

Wararkii ugu dambeeyay ee qaraxa ayaa sheegaya in tobaneeya ka tirsan saraakiisha iyo maleeshiyaatka dowlada ay dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen qaraxaasi’iyadoona sidoo kale ay jiraan tiro dad shacab ah oo goobta ka agdhawaa kuwaasi oo waxyeelo ay kasoo gaartay qaraxa.

Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa sheegatay mas’uuliyada weerarka qaraxa ah ee lagu dilay saraakiil iyo maleeshiyaat ka tirsan dowlada Ridada federaalka’iyadoona qaraxan uu kusoo aadaya xilli dhawaan qarax uu ka dhacay maqaaxi ay ka cunteeyaan saraakiisha Ashahaado la dirirka taasi oo ku dhaw dhismaha Xarunta Habar_khadiija.

qaraxa mlm qaraxa muqdisho2546 qaraxa1

Muuse Malaay.

Calamada Online.

Muqdisho Somali.

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Xasan Xanafi “Inaan Shahiido Ayaan Qoriga U Qaatay, Maantana Wadadii Waan Marayaa.
Next: Dhageyso Barnaamijka Caalamulyowm Ee Andalus 04-07-1437 Hijri.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

Dhageyso Muxaadaro Difaaca Quraanka Kariimka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

Dhageyso Muxaadaro Difaaca Quraanka Kariimka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

August 5, 2022
Dhageyso Muxaadaro Dastuur Gaaleedka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

Dhageyso Muxaadaro Dastuur Gaaleedka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

July 22, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022

Sawirro

Daawo Sawirrada: Hubkii Liyuu Booliska looga qabsaday dagaalkii Aato oo lasoo bandhigay.

Daawo Sawirrada: Hubkii Liyuu Booliska looga qabsaday dagaalkii Aato oo lasoo bandhigay.

August 1, 2022
Sawirro+Cod; Dufcadii 4-aad Oo Ka Qalin Jabisay Madarasada Sheekh Abuu Zubeyr Taqabalahullaah.

Sawirro+Cod; Dufcadii 4-aad Oo Ka Qalin Jabisay Madarasada Sheekh Abuu Zubeyr Taqabalahullaah.

July 31, 2022
Sawirrada Weerarka Cag Marinta Ee Deegaanka Caato.

Sawirrada Weerarka Cag Marinta Ee Deegaanka Caato.

July 29, 2022
Sawirro: Dumar Agabyo kala Duwan Ugu Deeqay Ciidamada Mujaahidiinta.

Sawirro: Dumar Agabyo kala Duwan Ugu Deeqay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 27, 2022
Sawirro: Isbitaal Si Carsi Ah Loo Qalabeeyay Oo Laga Furay Degmada Ceeldheer.

Sawirro: Isbitaal Si Carsi Ah Loo Qalabeeyay Oo Laga Furay Degmada Ceeldheer.

July 24, 2022
SAWIRRO: In Ka badan 87 Askari oo Liyuu Police ka Looga Dilay Weeraradii Yeed Iyo Caato

SAWIRRO: In Ka badan 87 Askari oo Liyuu Police ka Looga Dilay Weeraradii Yeed Iyo Caato

July 21, 2022
Sawirro Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan Oo Lagu Aasay Magaalada Bu’aale.

Sawirro Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan Oo Lagu Aasay Magaalada Bu’aale.

July 13, 2022
Fantasyo Qurux Badan Oo Lagu Qabtay Degmada Jilib [Sawirro].

Fantasyo Qurux Badan Oo Lagu Qabtay Degmada Jilib [Sawirro].

July 12, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.