Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Faahfaahino Laga Helayo Dagaalka Culus Ee Ka Dhacay Degmada Halgan.
  • Allposts
  • Warar

Faahfaahino Laga Helayo Dagaalka Culus Ee Ka Dhacay Degmada Halgan.

calamada May 16, 2016 1 min read
110

Mujaahidiinta oo diyaar u ah dagaal culus'Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa habeenkii xalay dagaal culus ku qaaday difaacyada iyo fariisimaha ciidamada Kufaarta Xabashida Itoobiya iyo maleeshiyaatka dowlada ridada federaalka ay ka sameysteen degmadaasi.

Dagaalka waxaa la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan’iyadoona dhawaaqa rasaasta dagaalka si aad ah looga maqlayay xaafadaha degmada iyo qaar ka mid ah deegaanada hoostaga degmadaasi.

Dadka degmada oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in dagaalkii xalay uu ahaa midkii ugu xooganaay ee abid ka dhacay degmada’iyagoona xaqiijiyay in ciidamada Mujaahidiinta ay gudaha u galeen qeybo ka mid ah saldhigyada iyo fariisimaha Xabashida Itoobiya iyo maleeshiyaatka dowlada ay ka sameysteen degmadaasi.

Idaacada Islaamiga ah ee Andalus oo soo xiganeysa saraakiil ka tirsan Mujaahidiinta ayaa baahisay in dagaalkii xalay khasaaraha nafeet iyo mid hantiyadeed lagu gaarsiiyay Xabashida Itoobiya iyo maleeshiyaatka la socda.

Sidoo kale wararka laga helayo degmada Halgan ayaa sheegaya in mudadii dagaalka uu socday dab xoogan uu ka kacay mid ka mid ah Teendhooyinka ciidamada Kufaarta Xabashida ay ka sameysteen degmadaasi.

Wararka saaka laga helayo degmada Halgan ayaa sheegaya in gabi ahaan Xabashida hakad galiyeen dhaqdhaqaaqii ganacsiga iyo midkii dadweynaha ee degmada’iyadoona warar hoose ay sheegayaan in lagu wado saacadaha soo socda degmadaasi soo caga dhigtaan diyaarado gaar ah oo loogu tala galay iney degmada ka daadgureeyaan meydadka iyo dhaawacyada askarta Xabashida Itoobiya ee ku halaagsamay dagaalkii xalay ka dhacay degmadaasi.

Calamada.com

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Warka Subax Ee Andalus 09-08-1437 Hijri.
Next: Dhageyso Warka Duhur Ee Andalus 09-08-1437 Hijri.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

SAWIRRO: Xaflad XarigGa Looga Jarayey Isbitaalka Degmada Jilib Oo Lagu Qabtay Degmadaasi.

SAWIRRO: Xaflad XarigGa Looga Jarayey Isbitaalka Degmada Jilib Oo Lagu Qabtay Degmadaasi.

June 28, 2022
Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

June 5, 2022
Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

May 31, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.