2 thoughts on “Faahfaahino Laga Helayo Dagaalkii Degmada Ceelwaaq.

  1. kkkkkk,……hhhhaha……way….way…. tolbeelay…. ma aadan-koranto baa dilay? ma baas baa lagu kala jeexay?, tolbeelay..tolbeelay..way.. way…kkk…haah ah aah aah..
    horta ma kala garan weydeen in aan faraxsanahay iyo inaan habar wacanayo oo ooyayo?!!!.
    aadan-koronto marna jifo hoose baan isla nahay, mar qaraabo. wuxuu ahaan jirey madaxa ilaalada khaaska ah ee ina siyaad barre ama taliyihii KOOFIYAD-CASTA. wuxuu ka qayb qaatay dagaaladii sokeeye dhan, xilligii dowladda iyo xilligii burburkaba. wuxuu far iyo farraati u ahaa barre-hiiraale, taariikhdiisa intaas uga har.
    laakiin waxaa jirtey qiso la yiraahdo qisadii “QOSOLKA IYO BAROORTA LAHAYD”, oo laga dhaxlay ODAY awoowe aniga iyo asagaba ugu aadan, waana tan qisadii:-
    odaygu wuxuu la soo koray ABTIYAASHII, Kadibna waxaa dagaal xun dhex maray TOLKIIS IYO ABTIYAASHII. maalin maalmaha ka mid ah buu la duulay tolkiis isagoo wiilashiisii iyo walaalihiis la laayey. ka dibna reer abtigii markooda si xun loo laayey.
    markaasaa ODAYGII lagu yiri ma waadan faraxsaneyn, mar haddii sidaan laguu aaray?
    markaasuu ku jawaabey, isagoo lahjadii reer abtiyaashi ku hadlaya, “illaaheeyaa igu ogoo, in aanan reer tolkay ka dhalan” waayo, 20 reer tolkay ah, aa la dilaa, aasaan damcaa, in murgo, aasaan far-farxaa, aasaan reenreenhaa, aasaan qosqoslaa, aasaan rableehaa!!!!!!!!!!!
    30 reer abtigey la dilaa, aasaan damcaa, in aan farxo, aasaan murgaa, aasaan madoobaahaa, aasaan ilin hibitiqaa.
    aniga caawa tii oo kale baa i haysata, adeerkay aadan-koronto aa la dilay, aasaan damcaa in aan murgoodo, aasaan farfarxaa, aasaan qosqoslaa, aasaan boodboodaa, aasaan rabley haa.
    ALLAAHU-AKBAR ilaahoow murtadiin jabi, ilaahoow kuwa jifo ahaan ii xiga jabi.

Comments are closed.