Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Sawirro
  • Muxaadarooyin
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • Faahfaahino Laga Helayo Qaraxyo Ka Dhacay Isgoyska Fagax.
  • Allposts
  • Warar

Faahfaahino Laga Helayo Qaraxyo Ka Dhacay Isgoyska Fagax.

January 27, 2018

Waxaa sii kordhaya khasaaraha maleeshiyaatka dowlada Ridada kasoo gaartay qaraxyo xiriir ah oo lagula beegsaday isgoyska Fagax ee magaalada Muqdisho.

Qaraxyadan maanta duhurkii ka dhacay isgoyska Fagax ee degmada Yaaqshiid ayaa lala eegtay isku imaatin ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka loo yaqaan ‘Xasilinta Caasimadda’iyadoona dhawaaqa qaraxyadan laga maqlay qeybo ka mid ah xaafadaha magaalada Muqdisho.

Inta la xaqiijiyay qaraxyadan waxaa lagu dilay Shan askari oo ka tirsan maleeshiyaatka dowlada Ridada gaar ahaan kuwa isku magacaabay Xasilinta Caasimada sidoo kale qaraxyadan waxaa ku dhaawacmay Saddex askari.

Weeraradan qaraxyada ah ee lagu dilay laguna dhaawacay maleeshiyaatka Murtadiinta waxaa sheegtay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin,waxeyna qaraxyadan kusoo aadayaan xilli ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ay sii kordhiyeen weerarada ka dhanka ah dowlada Farmaajo ee ay ka fulinayaan gudaha magaalada Muqdisho.

Muuse Malaay.

Calamada Online.

Mogadishu, Somalia.

Continue Reading

Previous: Khubarro Ogaaday in Cillad Ay Ku Jirto Dhammaan CPU-da computerrada Caalamka Laga isticmaalo WARBIXIN.
Next: Dowladda Sacuudiga Oo Sii Daysay Maalqabeenno Iyo Amiirro Mucaaraday Bin Salmaan [Warbixin].

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -30-4-1444-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -30-4-1444-Hijri

November 23, 2022
Ugaaska Beesha Cowlyahan Oo Sheegay In Beesha Si Buuxda U Qaadatay Fatwadii Culimada.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal
  • Warar

Ugaaska Beesha Cowlyahan Oo Sheegay In Beesha Si Buuxda U Qaadatay Fatwadii Culimada.

November 23, 2022
Akhriso Xogta Dagaallo Lagu Jabiyay Ciidanka DF Oo Ka Dhacay Hiiraan.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Xogta Dagaallo Lagu Jabiyay Ciidanka DF Oo Ka Dhacay Hiiraan.

November 23, 2022

Sawirro

Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.

November 21, 2022
Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.

November 17, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 16, 2022
Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 15, 2022
Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.

November 14, 2022
Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.

November 13, 2022
Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.

November 12, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro

Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 12, 2022
Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.

November 12, 2022
Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.

November 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 10, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 9, 2022
Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 8, 2022
Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.

November 8, 2022
Sawirro+ Warbixin: Xamlada Tacliinta Wilaayada Jubbooyinka (Degmada Bu’aale)
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+ Warbixin: Xamlada Tacliinta Wilaayada Jubbooyinka (Degmada Bu’aale)

November 7, 2022
Akhriso+Sawiro Shir U Socday Culumada Wilaayaatka Islaamiga Oo Soo Gabagaboobay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Akhriso+Sawiro Shir U Socday Culumada Wilaayaatka Islaamiga Oo Soo Gabagaboobay.

October 26, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.