Faahfaahino Laga Helayo Weeraro Ka Kala Dhacay Duleedyada Magaalooyinka Marka Iyo Kismaayo.

Waxaa sii kordhaya khasaaraha ciidamada Mareykanka iyo kuwa Gaalada Afrikaanta kasoo kala gaartay weeraro saacadihii lasoo dhaafay ka kala dhacay duleedyada magaalooyinka Marka iyo Kismaayo ee gobalada Jubbada hoose iyo Shabeelada hoose.

Weerarka ka dhacay duleedka magaalada Marka waxa uu sigaar ah kaga dhacay agagaarka deegaanka Ceelwareegow ee gobalka Shabeelada hoose,weerarkaasi waxaa ciidamada Uganda looga dilay Shan askari,Saddex gaari oo noocyada Gaashaaman ahna waa laga gubay.

Weerarka ka dhacay duleedka magaalada Kismaayo ee gobalka Jubbada hoose waxaa lala beegsaday kolanyo isugu jirtay Saliibiyiinta Mareykanka,Kenya iyo kuwa Murtadiinta maamulka gaala raaca Axmed Madoobe,waxaa kolanyadaasi isugu jirta gaalada caddaanka iyo madowga weerarkaasi looga gubay hal gaari tiro askar ahna dhimasho iyo dhaawac ayey ku noqdeen.

Dhanka kale ciidamada Shabaabul Mujaahidiin waxey dagaal culus ku qaadeen saldhiga ciidamada Saliibiyiinta Kenya ay ka sameysteen deegaanka Husingow ee gobalka Jubbada hoose dagaalkaasi oo khasaara nafeet iyo mid hantiyadeed lagu gaarsiiyay askarta Kenya.

Calamada.com

Comments are closed.