Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Sawirro
  • Muxaadarooyin
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • Fadeexad: Maamulka Farmaajo Oo Sheegtay In Ay Burburiyeen Saldhiggii AlShabaab Ee Leego, Soona Xadday Sawirro Ay Faafisay Warbaahinta Islaamiga ah [Sawirro Caddeyn Ah].
  • Allposts
  • Warar

Fadeexad: Maamulka Farmaajo Oo Sheegtay In Ay Burburiyeen Saldhiggii AlShabaab Ee Leego, Soona Xadday Sawirro Ay Faafisay Warbaahinta Islaamiga ah [Sawirro Caddeyn Ah].

January 13, 2018

War kasoo baxay wasaaradda G/dhigga dowladda Federaalka ayay ku sheegtay in ciidamada Kummaandooska ee loo yaqaan Danab ay Burburiyeen saldhig melleteri oo Shabaabul Mujaahidiin ay ku laheyd deegaanka Leego ee Sh/Hoose.

War kasoo baxay wasaaradda G/dhigga dowladda Federaalka ayay ku sheegtay in ciidamada Kummaandooska ee loo yaqaan Danab ay Burburiyeen saldhig melleteri oo Shabaabul Mujaahidiin ay ku laheyd deegaanka Leego ee Sh/Hoose.Waaarada ayaa sidoo kale warbaahinada dowladda iyo kuwa maxaliga u qeybisay sawirro ay ku sheegtay in ay ka soo qaadeen saldhigga la weeraray.

Baaritaan ay sameysay Warbaahinta islaamiga ah waxay ku ogaatay in dhamaan sawirada ay faafisay dowladda Somaliya ay yihiin kuwa ay horay u faafisay Al-Shabaab oo laga soo xaday warbaahinta Islaamiga marka laga reebo hal sawir oo isna ah sawir hore kaas oo ay ka soo muuqanayaan ciidamo ka tirsan DF oo jooga xeebta Baraawe.


Sawirrada ay faafiyeen warbaahinada maxaliga iyo kuwa warbaahinta DF-ka ayaa ah Sawiro ay faafisay Al-Shabaab 7dii August,2017 kuwaas o dhamaantood laga heli karo warbaahinada Islaamiga iyo kuwa maxalliga.

Sawiradan waxaa bishii August laga soo qaaday degmada Leego saacado un ka dib markii ay ka baxeen ciidamada AMISOM, lana wareegeen dagaalyahanada Al-Shabaab.

Halkaan Ka Eeg Sawiradaas ay xadeen oo dhammeystiran

Warbaahinta DF-ka wasiirrada iyo dhammaan madaxda dowladda ayaa ah kuwa Beenaalayaal ah oo aan wax sumcad ah laheyn marwalbana waxay faafiyaan warar aan sal iyo raad laheyn balse iyaga uunbay fadeexad ku tahay.

Hoos Ka Daawo Sedaxda Sawir ee Wasaarada G/dhiga ay ka Xadday warbaahinta islaamiga ah ayna ku sheegtay Burburinta saldhiggii Alshabaab ee Leego.



 

Continue Reading

Previous: Askarta Maamulka Farmaajo Oo Ku Wada Dagaalamay Degmada Kaaraan.
Next: Dhagayso Warbixin: Buug laga yaabo inuu sabab u noqdo in Donald Trump Laga Eryo Aqalka Cad.

Related Stories

Mujaahidiinta Oo War Kasoo Saaray Weerarkii Qaayib {Akhriso Bayyaan}.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Oo War Kasoo Saaray Weerarkii Qaayib {Akhriso Bayyaan}.

November 25, 2022
Qarax Lagu Beegsaday Maleeshiyaad Ka Firxaday Weerarkii Qaayib.
  • Allposts
  • Warar

Qarax Lagu Beegsaday Maleeshiyaad Ka Firxaday Weerarkii Qaayib.

November 25, 2022
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -01-5-1444-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -01-5-1444-Hijri

November 25, 2022

Sawirro

Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.

November 21, 2022
Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.

November 17, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 16, 2022
Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 15, 2022
Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.

November 14, 2022
Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.

November 13, 2022
Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.

November 12, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro

Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 12, 2022
Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.

November 12, 2022
Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.

November 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 10, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 9, 2022
Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 8, 2022
Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.

November 8, 2022
Sawirro+ Warbixin: Xamlada Tacliinta Wilaayada Jubbooyinka (Degmada Bu’aale)
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+ Warbixin: Xamlada Tacliinta Wilaayada Jubbooyinka (Degmada Bu’aale)

November 7, 2022
Akhriso+Sawiro Shir U Socday Culumada Wilaayaatka Islaamiga Oo Soo Gabagaboobay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Akhriso+Sawiro Shir U Socday Culumada Wilaayaatka Islaamiga Oo Soo Gabagaboobay.

October 26, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.