Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Gaadiid Dagaal Oo AMISOM Looga Gubay Gobalada Shabeelada Dhexe Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Warar

Gaadiid Dagaal Oo AMISOM Looga Gubay Gobalada Shabeelada Dhexe Iyo Sh/hoose.

calamada April 4, 2016 1 min read
136

taw gubtayWararka ka imaanaya gobalka Shabeelada dhexe ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay weerar dhabba gal ah loo dhigay kolanyo ka tirsan ciidamada Kufaarta AMISOM oo ku socdaalayay wadada isku xirta degmada Mahadaay iyo deegaanka Ceelbaraf oo ka wada tirsan gobalkaasi.

Kamiinka ayaa loo dhigay kolanyo ka tirsan shisheeyaha oo kasoo baxay deegaanka Ceelbaraf kuna sii jeeday degmada Mahadaay’iyadoona warar dheeraad ah ay kasoo baxayaan kamiinkaasi.

Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in kamiinka lagu gubay labo gaari oo kala ahaa gaari Taw ah iyo mid Xamuul ah oo ka mid ahaa gaadiidka Kufaarta’waxaana sidoo kale weerarka dhabba galka ah dhimasho iyo dhaawac ku noqday tiro askar ah oo shisheeyaha ka tirsan.

Dhanka kale  mid ka mid ah gaadiidka dagaalka ee ciidamada Afrikaanta Shisheeyaha ah ayaa lagu gubay qarax miino oo lagula beegsaday deegaanka Bilaal oo ka mid ah deegaanada u dhaxeeya magaalada Marka iyo degmada Janaale ee gobalka Shabeelada hoose.

Gaariga ayaa la xaqiijiyay inuu gabi ahaan burburay’waxaana gaariga  burburay la socday saraakiil ka tirsan Kufaarta AMISOM kuwaasi oo gabi ahaan baqti iyo dhaawac ku noqday qaraxaasi.

Dhanka kale ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa dib ula wareegay gacan ku heynta degmada Janaale’iyadoona gabi ahaan degmada ay isaga carareen ciidamada shisheeyaha iyo maleeshiyaatka dowlada Ridada federaalka oo maanta mudo kooban la wareegay gacan ku heynta degmadaasi.

Calamada.com

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Yaxaas Shan Mitir Ah Oo Lagu Dilay Degmada Saakow.(Maqal+Sawiro)
Next: Dhageyso Barnaamijka Faafreebka Andalus 27-06-1437 Hijri.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

SAWIRRO: Xaflad XarigGa Looga Jarayey Isbitaalka Degmada Jilib Oo Lagu Qabtay Degmadaasi.

SAWIRRO: Xaflad XarigGa Looga Jarayey Isbitaalka Degmada Jilib Oo Lagu Qabtay Degmadaasi.

June 28, 2022
Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

June 5, 2022
Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

May 31, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.