2 thoughts on “Gaadiid Dagaal Oo Askarta Itoobiya Looga Gubay Galgaduud.

  1. Qeeriinka cunistiis qarniyaal ku wuu baray
    Qaaid kii Gurey shalay qawsaar basaasiyo
    Qurun laba wajiilaa qaran haw yag leelee
    Quud uu amxaar wado nin gubihi ma qaataa
    Qisaas loo xirxiro iyo qatli muumin gaal wada
    Qawaajaha nijaas kaa qaanfuur madaw badan
    Qaniis iyo nin liitay qaran kiis yag leelaan
    Qawraca shabaabow waa amxaar qandhicilee
    Qaxar naara mooyee qaxwe muu astaahilo
    Qabaan kii nasaaradu quus buu kamuu jee
    Qawraca shabaabow qurun kaa is biirsaday
    Qawaajaha ku waa jecel qayr kiis adoon u ah
    Qalbi awdan mooyee ruux qayr yarluhu gaal
    Qawsaar basaasiyo qabaan uma ahaadee
    Qalab kiyo hubkii suu qaataa nin doorihi
    Qabiil waysu layseen qaran waa ku dumisee
    Qatli muumin oo dhaba qisaas li,i u dilayseen
    Qalad kaad galayseen qolatayn ma mayree
    Qabaanada nasaarada qiil loo samee yaa
    Quraan kaaba didane qalab kiina qaatoo
    Qiyaadada islaam kiyo qaaid abucubaydiyo
    Quwadaan mideeyoo qalab kiina qaatoo
    Qabiilada dad kaygiyo qoys keena soomaal
    Qeeriinka kaad shalay qasab kaw cunsiiseen
    Qaran nooma dhisaayee nafta quura maantoo
    Qawraca tigreediyo gaal kaa qandhicil kale

  2. Asc marka hore waidin salamaya dhaman umuda kunol somali waidin salam itoobiya wa cadow sojiren ah melkasta oo fadhigoda ah halagu weriro madaxa halagugur melkasta halajero mjahidintana waxan leyahay guleysta guleysta alahu Akbar alahu akbar

Comments are closed.