Gaari Beebo Ah Oo Shisheeyaha Laga Gubay.

Qarax miino4545Qarax culus oo markale ka dhacay duleedka degmada Mahadaay ee gobalka Shabeelada dhexe ayaa khasaara culus lagu gaarsiiyay ciidamada Kufaarta Afrikaanta gaar ahaan kuwa Burundi.

Qaraxa miino waxa uu sigaar ah kaga dhacay inta u dhaxeysa deegaanada Biyo cadde iyo Miir-taqwa oo labaduba ay hoostagaan degmada Mahadaay ee gobalka Shabeelada dhexe.

Miinada ayaa la kacday gaari Beebo ah kaasi oo gabi ahaan goobta ku burburay’waxaa sidoo kale qaraxa dhimasho iyo dhaawac ku noqday tiro askar Burundeys ah oo gaariga Beebaha la socday.

Maalintii shalay ayeey aheed markii qarax ka dhacay duleedka degmada Mahadaay lagu dilay 4 askari oo Burundeys ah afar kalane lagu dhaawacay.

Calamada.com

Comments are closed.