Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Gaari Dagaal Oo Ciidamada Yahuuda Looga Gubay Waqooyga Magaalada Qudus.
  • Allposts
  • Warar

Gaari Dagaal Oo Ciidamada Yahuuda Looga Gubay Waqooyga Magaalada Qudus.

calamada March 1, 2016 2 min read
178

Yahuuda56444Aroornimdii hore ee saaka ayaa iska hor’imaad u dhaxeeya ciidamada Yahuuda iyo dadka Muslimiinta reer Falistiin waxa uu ka dhacay qeybo ka mid ah dhanka Waqooyi ee magaalada Qudus oo ka mid ah dhulka Yahuuda xooga kaga heysata Muslimiinta Reer Falistiin.

Iska hor’imaadka ayaa yimid kadib markii ciidamada Yahuuda isku dayeen iney xoog ku galaan kaamka Qalindiya oo ku yaala dhanka Waqooyi ee magaalada Qudus’iyadoona dhalinyarada Muslimiinta reer Falistiin la xaqiijiyay iney gubeen mid ka mid ah gaadiidkii ay wateen ciidamada Yahuuda.

Warbaahinada caalamka ayaa sidoo kale baahiyay in iska hor’imaadkaasi ciidamada Yahuuda ay ku dileen wiil dhalinyaro ah oo da’diisa lagu qiyaasay 22 jir kaasi oo madax ay ka haleeshay rasaasta Yahuuda’waxaana sidoo kale rasaasta ciidamada Yahuuda ku dhaawacmay 12 ruux oo Muslimiinta reer Falistiin oo ka mid ah dadka ku nool kaamka ay ciidamada Yahuuda weerareen.

Sidoo kale waxey ciidamada Yahuuda saaka aroortii weerar ku qaadeen Masjidka Barakeysan ee Al-aqsaa’iyagoona la xaqiijiyay in Yahuuda oo aad u hubeysan ay Masjidka ku weerareen dad Muslimiin ah oo ku dukanayay gudaha Masjidka.

Dhanka kale hogaanka ugu sareeya ururka Shiiciga ah ee Xizbullaah ayaa shaaciyay in dagaal ka dhacay qeybo ka mid ah gobalka Xalab lagu dilay taliyihii ciidamada Kumandooska ee xizbigaasi.

Tvga Shiiciga ah ee Al-Manaara aya baahiyay bayaan kasoo baxay Xisbiga, kaas oo loogu tacziyeynaya geerida Cali Fayaad oo ahaa Taliyihii guud Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska.

taliyaha Gumaandooska XizbullaahSarkaalkan ayaa bilowgii todobadkan waxaa lala dilay labo Askari oo Ilaaladiisa gaarka ah kamid ahayd, iyagoo ka dagaalamayay qeybo ka mid ah gobalka Xalab ee dalka Suuriya.

Calamada.com

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dowlada Kenya Oo Ka Walwalsan Weeraro Alshabaab La Beegsadaan Garoomada Diyaaradaha Kenya.
Next: Qarax Lagu Dilay Askar Ka Tirsan Dowlada Federaalka Oo Duleedka Muqdisho Ka Dhacay.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

SAWIRRO: Xaflad XarigGa Looga Jarayey Isbitaalka Degmada Jilib Oo Lagu Qabtay Degmadaasi.

SAWIRRO: Xaflad XarigGa Looga Jarayey Isbitaalka Degmada Jilib Oo Lagu Qabtay Degmadaasi.

June 28, 2022
Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

June 5, 2022
Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

May 31, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.