Wararka ka imaanaya gobolka Bari ayaa sheegaya in ciidanka Mujaahidiinta ay weerar qarax ah la beegsadeen gaari ciidan oo kasoo baxay deegaanka Galgala kuna sii jeeday magaalada Boosaaso.
Gaariga oo ahaa Cabdi Bile ayay Mujaahidiinta u dhigeen miino kadibna gaariga ayay kula qaraxday inta u dhaxeysa Galgala Iyo Boosaaso,gaariga la qarxiyay ayaa waxaa saarnaa tiro maleeshiyaad ah waxayna ku halaagsameen oo ay dhimasho Iyo dhaawac ku noqdeen qaraxa.
Saraakiisha ciidanka Mujaahidiinta ee deegaanadaas ayaa noo xaqiijiyay in maalmahan ay ugaarsi gaar ah ku hayeen gaadiidka cadowga ee isaga kala goosha deegaanada uu ka arrimiyo maamulka asha haada la dirirka la magac baxay Puntland.
Xigasho Radioandalus24.com
Calamada.com