1 thought on “Gaari Xamuul Ah Oo Askarta Itoobiya Looga Gubay Gobalka Shabeelada Dhexe.

  1. Dhibib tira kufriga soo dhacay geeri dhibay saaye
    Dhibib tira dhalyiyo maanu nihiyo dhuux walaalaahe
    Dhibib tira wayaanada dhulkeen waysku soo dhibaye
    Dhan gad kulul markii lala dhecee dheega laga fiiqo
    Dhabta jiyo xaqiiqadu ogaan dhidar wayaanaahe
    Dhaqaaliyo haday doonayaan dheef in lagu siiyo
    Baqtigooda dhaaxaa laguri dhuuni raac yadiye
    Dhibib tira shabaab dhiiran baa guul u dhaw dahayee

Comments are closed.