Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Sawirro
  • Muxaadarooyin
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • Ganacsade Somali Ah Oo Markale Lagu Dilay Dalka Konfur Afrika.
  • Allposts
  • Warar

Ganacsade Somali Ah Oo Markale Lagu Dilay Dalka Konfur Afrika.

November 24, 2018

Wararka ka imaanaya dalka Konfur Afrika waxey sheegayaan in markale gudaha dalkaasi lagu dilay ganacsade Somali ah.

Kooxo Burcad Konfur Afrikan ah ayaa gudaha magaalada Cape town ku dilay mid ka mid ah ganacsatada Somalida ah ee Mehradaha ganacsi ku leh magaaladaasi iyo deegaanada hoostaga.

Ganacsadaha Somaliga ah ee ay dileen Kooxaha Burcad Konfur Afrikanta ah ayaa lagu magacaabi jiray Hilaal Xirsi Jaamac waxaana dilkan si aad ah uga naxay Somalida ku dhaqan dalkaasi.

Dadka Soomaaliyeed ee ku sugan dalkaasi ayaa ku eedeeyay ciidamada nabadgelyada u xilsaaran ee Koonfur Afrika inay waxba ka qabanin weerarada joogtada ee loo geysto naftooda iyo hantidooda, iyadoona mararka qaar ay dhacda in ciidamadaas ay qayb ka noqdaan bililiqada loo geysanayo goobahooda Ganacsi.

Continue Reading

Previous: Kamiin Askar Badan Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Duleedka Balcad.
Next: Faahfaahin Laga Helayo Weerar Ka Dhacay Duleedka Balcad.

Related Stories

Shabaabul Mujaahidiin Oo Duqeeyay Xerada Daynuunaay.
  • Allposts
  • Warar

Shabaabul Mujaahidiin Oo Duqeeyay Xerada Daynuunaay.

November 25, 2022
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -01-05-1444 Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -01-05-1444 Hijri

November 25, 2022
Daawo Malaaqa Beesha Jiroon Oo Sheegay Ineysan Jirin Macaawisley Ku Abtirsada Beesha Oo Cadowga llaah U Adeega.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal
  • Warar

Daawo Malaaqa Beesha Jiroon Oo Sheegay Ineysan Jirin Macaawisley Ku Abtirsada Beesha Oo Cadowga llaah U Adeega.

November 25, 2022

Sawirro

Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.

November 21, 2022
Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.

November 17, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 16, 2022
Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 15, 2022
Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.

November 14, 2022
Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.

November 13, 2022
Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.

November 12, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro

Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 12, 2022
Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.

November 12, 2022
Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.

November 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 10, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 9, 2022
Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 8, 2022
Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.

November 8, 2022
Sawirro+ Warbixin: Xamlada Tacliinta Wilaayada Jubbooyinka (Degmada Bu’aale)
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+ Warbixin: Xamlada Tacliinta Wilaayada Jubbooyinka (Degmada Bu’aale)

November 7, 2022
Akhriso+Sawiro Shir U Socday Culumada Wilaayaatka Islaamiga Oo Soo Gabagaboobay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Akhriso+Sawiro Shir U Socday Culumada Wilaayaatka Islaamiga Oo Soo Gabagaboobay.

October 26, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.